Amniga shabeelada dhexe gets out of control
Posted: Sun Oct 13, 2019 8:28 pm
14 of september gudoomiye kuxeenha maaliyada ee Shabellada dhexe and ex minister of hirshabelle were killed
yerterday taliyaha ilaalada guudlaawe was killed
today gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga(Hawadle) got killed allaha u wada naxariisto.
meeshaan dawlad kama jirto dadkaan lalaaynayo ha isku tashadaan