Postby gobdoon » Sun Dec 15, 2019 5:40 am
Isma dhaano iyo dhashedi , koley asaguna qof qoray madaxweyne u so noqday oo la tijaabiyey by raba in hadana la so celiyo
Somali wa wada dhuuni Raac wax dal iyo dad dantood wada ma jiraan ninkan Dr marka wuxu u egyahay nin qolo tageeraya si hadhow lufluf uga helo ama jago