Somalia qabiil qabiil waaka dhamaadey these siyaasiyiin are modofuckers only think for themselves
Abdishakur warsame voted for Farmaajo in the second round bc in a non hawiye/Damjadeed led govt he could become a pm or minister
this time he is in UAE camp and think he will do what they tell him like if he loses to vote for their Mj candidate
siyaasada somalia dawlahada shisheeye ayaa gacan wayn kulah xogaa waxa u baahantahay dhaldhalaal sida 'wadaniyad' HAG backlash oo ah irida igu dhow oo Abdirahman abdishakur ku soo bixi karo
waxaa jirta theory dhahaysa in abgaal jiiraadaan soo noqoneen if there is hawiye its like to be a non Abgaal why? marka hore maheystaan waji cusub haduu jirana wuxuu u baahanyahay inuu is gado sida abdirahman abdishakur oo meel walbe taagan. example abdulqador osoble he doesnt do shit he doesnt see jaaliyadaha...
2-taxaalufaad samaysan ayaa jira. maadama barnaamijkii xoogaga fashilmay dhinaca N&N kheyre ayay u badan tahay oo qaacidadii ama basekii hassan shiikh iyo shariif isku xirxirtey. Galmudug waxaa ku tartamaya ayaga iyo xisbiga wadajir ee Kamaal guutaale madaxda u yahay. sh shaakir wuxuu rabaa inuu sii ahaado "Galmudug pm" kheyre wuxuu dhahay tan waxay ku xirantahay labo wax in ninkii aan rabno ugu shubtis oo saas xukuumada ku qaybsano iyo inaad 20 xildhibaan qaar iska soo dhigtid
hadii kheyre ku guuleysto Galmudug waxaa dhici karta in qatar soo dabacdo dhankiisa. waxaa kuu dheer inuu xiriir cusub maamulo kale la sameeyo
taa macnaheeda kama wado im kheyre doorashada ku guuleysanayo he could be like a king maker. what im trying to say is he is gonna inherite both madasha base(islah and ala sheikh) and N&N .
meel walbe lug ayaa ugu jirta. markuu taageero gudaha iyo dibada xisbigiisa helo waxaa dhici karta in qof kale ka dafo. tusaale farmaajo shariif uu ka dafay daljir just 3 nights before the elections. kheyre wuxuu dhisi doonaa xisbi isku dhaf ah ooy ku jiraan mahad salaad, odowaa oo damjadeed ah, goodax, khadiijo diiriye, mursal, deputy pm oo N&N plus ahlussuna
this party will pull the rug from under Farmaajo hassan sh and shariif. it will be the biggest political gathering to be anounced in april next spring.
https://www.garoweonline.com/en/editori ... G6sWgHUwKk



