Sahal? Any xog on Galmudug? Seems like Sufa have pulled out their 20 mps
kkk meshaas waa ku wareeray sxb
i was read مجلس القيادة هبرجدر
رأس الحكومة شيخ شاكر
gudiga doorashada garabka dawlada
gudiga doorashada garabka mucaaradka
gudiga doorashada xaaf
guutaale iyo odowaa oo qaadacay doorashada
wallahi dawlad danbe inay Galmudug isku duminayn
This was the goal of khayre to destroy Xaaf and create chaos in galmudug,
النظام من الفوضى
His plan failed terribly meeshan mudug weeyaan
kkkk sxb Galmudug labo region waaye; Sacad & Saleebaan iyo Cayr & Mx. Hassan sh sahal uu u dhisay ninkaan qaybdiid dagaalo dambiyeed aa meelaha qaarkood ka yaal waatii hada kor lagu xiray sweden
https://reuters.screenocean.com/record/570887
waxaa la dhahay iska dhig nin nabadoon ahgal oo xasaanad ka qaado baarlamaanka halkaas ha kaaga harto sifadii warlord ileen democratically ayaad nin kale ku wareejisay lacagna waa ku siinaynaa aad business ku furatid inta cumriga kaaga hartey. warkii uu maqlay hoteelana waa leeyahay hadda. saleebaanka waa dad iska business jecel cadaado ayaa loo camiray piracygiina waa ka xirmatey waatoi afwayne iyo tiiceey la xiray. groupka kale Mx(caabudwaaq) ka qaado ceyrka ayagaaba markaas soo ordayaan. hada waxaa socda waa dagaal labo group ah ; HG vs murursade. waxaa ku jira dhuxulow, dhagdheer iyo xildhibaanada murursade iyo yaxye hariiri oo meesha ka saarey juxa oo diiday inuu card oska marsado. wuxuu ahaa agaasimaha wasaarada gudaha juxa buriyay waxaa loo wareejiyay xafiiska kheyre wuxuu ku dhaartey inuu juxa burinayo xoogaa aa la dhahay u kaadi till dust settles sababtaas waaye wuxuu juxa hada afka u furtey
kheyre oo gacal wata ayaa raba inuu HG qabsado wax soconaayana maaha ahlussuna maaha, sacad maaha, saleebaan maaha waxay ku dhamaanee maamulo badan.