Hirshabelle of the 90s(Jowhar and Hiiraan political union under a New USC(Somali Somali Consultative Council SCC)
1. Colenel Cumar Xaashi Aadan (Guddoomiye)
2. Mudane Maxamed Cumar Maxamed "Maxamed Dheere" (guddoomiye ku
Xiggeenka arrimaha siyaasada)
Shirka nabbada iyo dib u heshiisinta beelaha hawiye oo socday 225
maalmood ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Beletweyne ee Waddanka
Hiiraan bishii July 2. Magaca Ururka Golaha Wada Tashiga Soomaaliyeed.
Somali Consultative Counsil (S.C.C)
Magacyada Ugaasyada
1. Ugaas Khalif Ugaas Rooble
2. Ugaas Cabduqaadir Ugas Xaashi
3. Ugaas Cabdullahi Ugaas Maxamed
4. Suldaan Cali Suldaan Axmed Nuur
5. Wabar Xassan Wabar Kutubow
6. Ugaas Cali Ugaas Xassan Raage
7. Ugaas Cabdixakiim Ugaas Maxad
8. Wabar Axmed Wabar Cabdi
9. Ugaas Maxamed Ugaas sheekh Shafeec
Magacyada Guddiga Ururka:
1. Colenel Cumar Xaashi Aadan (Guddoomiye)
2. Mudane Maxamed Cumar Maxamed "Maxamed Dheere" (guddoomiye ku
Xiggeenka arrimaha siyaasada)
3. Colenel Cabdullahi Maxamud Samatar "Black" (" " " " "
difaaca iyo nabedgalyada)
4. Colonel Aden Axmed Cabdi "koryeeri" (" " " " "
arrimaha bulshada)
5. Eng. Garaad Cismaan Cumar (" " " " "
maaliyada iyo dhaqaalaha)
6. Mudane Cabdullahi Cabdi Soomane (" " " " "
dib u dhiska iyo dib u heshiisinta)
7. Mudane Maxamuud Cabdullahi Xuseen "Cadawe" ( Xoghayaha Guud)
8. Colonel Maxamed Cumar Maxamud (K. Xoghayaha)
9. Mudane Ibraahim Maxamed Diiriye (K. Xoghayaha)
10. Colonel Aden Farax Maxamed (K. Xoghayaha)
11. Mudane Sheekh Ibraahim X. Cismaan (K. Xoghayaha)
we failed to form a new USC with the Abgaals of xamar so it worked on Jowhar level under Hawadle leadership. Abgaals of Xamar wanted to lead it like hussein haji bood(waceysle caydiid rival on USC leadership) that is. if you say as Abgaal you can lead hawadle but per Jowhar hawadle leads.
http://www.africa.upenn.edu/Hornet/irin_71999.html
"The failure of Hawiye clan unity has been underlined by the Belet Weyne conference. This began last November as a Hawiye peace and reconciliation meeting, resolving most of the traditional differences between the Hawiye clans before moving into the political phase of the meeting in February. The conference, however, was not attended by many leading Hawiye political personalities, including Hussein Aideed, Ali Mahdi, and Mohamed Qanyare, nor indeed by their main opponents. Musse Sude, for example, though he declared support for the meeting's conclusions was not there; Hussein Bod attended for a time, but in mid-June returned to Mogadishu, announcing he had been elected chairman. In fact, the conference ended on 2 July with the election of Colonel Omar Hashi as chairman of the 11-man Somali Consultative Council chosen as the Hawiye political leadership, and including representatives from all the main Hawiye clans"
one of the good results of this shir HG jidkaa loo furay 1999 despite not attending it. it was closed on them since 1994 war.