what logic is that
these guys have regional interests so they talk about "reer gareen" 24/7 but when you mention madobe and JL they will go mad
adkeysi xumaa!
me supporting the opposite side(JL PL mucaaradka) is normal. u also support Kheyre for refusing to hold xoogaga voting in Xamar and arresting Madoobe in Xamar he is now gonna reach out ti mucaaradla and JL like nuur cade did
i support Qoorqoor bc simply he is HG ex US gaandhari. he respected ahlusunna adter tgeir defeat and let macalin maxamuud go to garowe
...HG is HG nothing has changed this was a peaceful settlement. qoorqoor wuxuu yiri "adinka oo wax ii quurin HG uma hadli karo ee ii dhaafa hogaanka horta markaas hadaan ka soo bixiwaayo taageeradiina federalka anigaa xun"
aniga waxaan uga duwanahay kuwa kale waxaan iraahdaa war nimanyahow nimankaan noo jooga meesha aan garab istaagno si aysan aan anaga naloogu cabsiin taas ka saara meesha
kaaga daran waxay isticmaalayaan wiilasheena kamana hadli kartid!
SNA must be local yes dawladaa leh laakin each state aa 3000 oo local boys ah loo samaynayaa waxaana lagu tababarayaa xerada turkiga ee maaha ciidamadii hore oo kale i will post the link. its anti-federalism what is happening in gedo. SNA should come from the locals. simply idiin mahayno wiilal ee na dhaafa
nin builoburde ka soo jeeday ayaa hogaaminaya ciidamo xamar iyo baydhabo laga soo aruuriyay ayaa la dagaalamaya janan oo ku dagaalamaya wiilal local ah. this is our business we will say send back our boys