Wow who needs Saynbs brother(Kheyre) when you got her Dumaashi! Fuursade is married to Her hawadle habayar. Fuck! Fuck! اللعنة! اللعنة!
https://m.facebook.com/story/graphql_pe ... MTE3NDQ%3D
According to a well known pro Kheyre minister he may resign to look different macnaha sida daahir geele ayuu iska dhigayaa nin Farmaajo la shaqaynwaayey oo bari ka ah N&N ama wuxuu ka cabsanaa in meesha laga tuuro(motion). i cant believe this theory chance ka kheyre wuxuu ku jiraa to impower himself in the govt and act like nuur cade and even if he fails and was ousted he can use this in his campaign. opposition have offered him this chance if he plays the same role as Nuur cade
firkadii dib u dhiga xisbiga ilaa june waa socon waysay waa lagu kala baxayaa soon
from our insider
"wasiir..... waxuu u sheegay.... ( opposition leader) in xildhibaanada iyo wasiirada Hawiye ee habeen dhexdaas ah shiray ay dalbadeen in xisbiga ay kuu biirayaan laakiin waxay ku xireen shardi ah Murashaxa in uu noqdo Hawiye oo markaan ay tahay waqtigi Hawiye. Khayrana uu u sharaxanyahay. Wasiirkaas waxuu sheegay in Farmaajo diiday arrintaas. Wasiirka waxuu sheegay in bishaan gudaheeda 15 ka ama 16 ka bisha meelahaas ay ku dhawaaqan doonaan xisbigooda N&N haddeey ragaas ku soo biiraan iyo haddii kalaba haddeeysan wax kale is badalin.
Wasiirka waxuu kaloo shegayaa in ay ka shakisanyihiin in Khayre is casili rabo markuu ka soo laabto shir daynta lagu cafinaayo oo Paris ka dhacaayo 21 bishaan Maarso meelahaas. Hadii ay dhacdo inuu is casilo waxuu Farmaajo rabaa in uu Raysalwasaare ka dhigo Fuursade oo ah agaasmimaha madaxtooyada (Habargidir/Sacad)"





