i know ciidamada jidadka joogay they r free but can they attack abgaal siyaasiyiin? this is what i meant by saying been waaye. dont believe in every shit they post. the disarmament of hawiye siyaasiyiin bullshit is no longer there and odowaa has retreated from it. N&N hawiye wing and mucaarad waa heshiiyeen so Farmaajo cant threating Abgaal politicians anymore. he is totally powerless without kheyre.
Dude the issue isn't whether they can attack or not. I merely posted suspicious movements around Sharif's house last night by haramcad. And Shariif bringing out his boys.
bring the link that says they gone to near sharif house. cajiib! hadii jidadka la xirto abgaal maa loo socdaa? i said its been inay abgaal u socdeen. also what odowaa said few days ago qashinkaa lagu daray sidee loo weearara?
Sxbow ii jiid aan ku jiide waa gacmo Daalis. Haramcad closed down all jidcadeyal leading towards Shariifs house. When Saraakiil koronto engaged them haramcad said they are looking for shabaab saraakiil hiding 2 houses from Sharif's house. Ciyaarta naga daaya aa la dhahay shabaab meeshan iney joogin waa ogtihiin ee waxaa uu timaadeen cadeeya.
Sxb talk 2 ur sources in xamar. I ain't got time to explain things. La hadal geoseven iyo dadka xamar ku joogo. Hadalkeyga hadey been noqo wallahi I will never post in somalinet again. War cad ma tahay?