Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Qoor Qoors redemption with HGs-Galmudug state.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Kees70
Posts: 157
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Qoor Qoors redemption with HGs-Galmudug state.

Postby Kees70 » Wed Mar 25, 2020 1:36 pm

Image

Image
Image

Xildhibaan Dhagdheer oo ka soo jeedo beesha Murusade, islamarkaana ahaa dalaalka Xasan Kheyre ayaa dhankiisa dareen ka muujiyay kulanka ay Habargadir isugu tageen Dhuusamreeb, waxa uuna sheegay in ay heshiis la galeen Qoor Qoor isla markaana uu rajaynayo in uusan uga bixin balantaas.

“… Habargedir lama aamini kari, waa dad samada laga soo inkaaray, waxaana macquul ah in Qoor Qoor nagu baalan furo, waana sida hada muuqato oo indhaheena ayaan ku aragnaa, laakiin waan arki doonaa sida xaaladu noqo, lakaiin ilo aan arkayo qaybr kama soo socdo”

ayuu yiri Dhagdheer oo la hadlayay qaar kamida beesha Murusade.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16579
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Qoor Qoors redemption with HGs-Galmudug state.

Postby sahal80 » Fri Mar 27, 2020 3:25 am

Goormaan aniga HG ugu baaqay insy taageeraan qoorqoor? right away after his eledtion. war HG waa HG hadaadan hogaanka lahayn ma ku shaqaysan kartid waligigaaba sheego victory :russ:

from our insider


"Xidlhibaanada mucaaradka ah ee GM ka soo jeeda iyo Qoorqoor weey heshiiyeen, qodoboada lagu heshiiyay ee ugu wayn waxaa ka mid ah in Qoorqoor uu balanqaaday in 13 xildhibaan oo mucaarad ah, deegaan doorashadoodana ay tahay GM uusan kuraastooda xildhibaanimo isaga hor istaagi doonin, waxuu kale uu ku yiri xukuumadda cusub ee GM aan wada dhisano oo wasirada dhawaan lagu dhawaaqayo qaybtina ka qaata dadna keensada"


Kees70
Posts: 157
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Qoor Qoors redemption with HGs-Galmudug state.

Postby Kees70 » Sun Mar 29, 2020 4:07 am

Goormaan aniga HG ugu baaqay insy taageeraan qoorqoor? right away after his eledtion. war HG waa HG hadaadan hogaanka lahayn ma ku shaqaysan kartid waligigaaba sheego victory :russ:

from our insider


"Xidlhibaanada mucaaradka ah ee GM ka soo jeeda iyo Qoorqoor weey heshiiyeen, qodoboada lagu heshiiyay ee ugu wayn waxaa ka mid ah in Qoorqoor uu balanqaaday in 13 xildhibaan oo mucaarad ah, deegaan doorashadoodana ay tahay GM uusan kuraastooda xildhibaanimo isaga hor istaagi doonin, waxuu kale uu ku yiri xukuumadda cusub ee GM aan wada dhisano oo wasirada dhawaan lagu dhawaaqayo qaybtina ka qaata dadna keensada"

So true ustaad Sahal, HG waa HG, no matter who is installed an HG will remain loyal to HGs as for Nabar iyo Naxdin they have 10 months left with no allies to side with them except that hybrid jareer Lafta gareen and even he has become very close to HAGs.

Farmaajo must be having sleepless nights in his last 10 months.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16579
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Qoor Qoors redemption with HGs-Galmudug state.

Postby sahal80 » Sun Mar 29, 2020 5:31 am

Goormaan aniga HG ugu baaqay insy taageeraan qoorqoor? right away after his eledtion. war HG waa HG hadaadan hogaanka lahayn ma ku shaqaysan kartid waligigaaba sheego victory :russ:

from our insider


"Xidlhibaanada mucaaradka ah ee GM ka soo jeeda iyo Qoorqoor weey heshiiyeen, qodoboada lagu heshiiyay ee ugu wayn waxaa ka mid ah in Qoorqoor uu balanqaaday in 13 xildhibaan oo mucaarad ah, deegaan doorashadoodana ay tahay GM uusan kuraastooda xildhibaanimo isaga hor istaagi doonin, waxuu kale uu ku yiri xukuumadda cusub ee GM aan wada dhisano oo wasirada dhawaan lagu dhawaaqayo qaybtina ka qaata dadna keensada"

So true ustaad Sahal, HG waa HG, no matter who is installed an HG will remain loyal to HGs as for Nabar iyo Naxdin they have 10 months left with no allies to side with them except that hybrid jareer Lafta gareen and even he has become very close to HAGs.

Farmaajo must be having sleepless nights in his last 10 months.
all HG mps will be back. meel aadan waxba ka ahayn markaad sheegato qaraw aad ku toosi!


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 6 guests