Page 1 of 1

Madaxweyne Farmaajo wuxuu amray in xaalada caagimaadka covid- 19 lasii wanaajoyo

Posted: Sat Apr 25, 2020 9:42 am
by bashe19
Farmaajo wuxuu dowladiisa ku booriyey inay xaalada cusbitalada Covid-19 laga si wanaajoyo sida ay hada ku sugan yihiin.

Yaaloo hagaajinaa?

Waxaa lo hagaajinaa daayeradaa demo ga sameeynaa, ee rabshadaha ku daraa ee laamiyadii lacago ladoo baryey, kaalmo iyo lacago ayaga laga aruuriyey gubaa o burbirinaa.

Su,aashu waa MA ISTASHILAAAN?


:lost: