Postby sahal80 » Fri Jun 05, 2020 11:39 am
The pro N&N mps who had a meeting last night where completely against 4,5 power sharing. Ugaaska is against as well
Mudulood grand conference is scheduled the 13th of June. The maqaam will be the highlight. I'm expecting to see Ali mahdi spitting fire, HSM, Sheikh Shariif, Muuse suudi, Osoble, wabar socdaal Raage, imaamka, Darba weyne etc.
Can't wait. We all remember the dhul gariir the last one created. This one will be bigger with even diaspora attending.
Xamar caasimada somalia waaye. xiligii hassan sh iyo sharif goal waa ka dhashankarteen calaakulin hada 4.5 dastuur maaha si baarlamaanka u saxiixo IN BANAADIR LEEDAHAY 7 XUBNO waa inaad aqbashid hada in 4.5 lagu saleeyo laakin sharciyan 4.5 wax jiro maaha waa gentleman's agreement. sharci ahaan waxaa ku qoran in Banaadir 7 leedahay laa hawiye walaa daarood walaa elaay walaa isaaq walaa reer xamar. dastuuri ka dhig arinta markii la saxiixo kadib saad rabto ka yeel. saxiixa baarlamaanka kadib aa beelo loo kala qaybsanayaa ka hor 4.5 waa afka lee.
barito waxaa keensan kartaa garre oo ah Hawiye ally and you have isaaq not dir i dont see one darod member from pl big deal. waa wax qaybsi ku salaysan hawiye, eelaay, waqooyi and pl wadanka nidaamka federalismka ku shaqeeya.
Bad excuse caasimada 2aad iyo 3aad aaway? See lagu qeybsaday?
Rabitaanka reer muqdisho cid is horistaagi karto maleh.
kkkk caasimad labaad iyo waxaa sheegaysid waa maxay dalka federalism waaye maaha sheekadii hore laakin Xamar waa caasimada wadan federalism ah. waxaan ka wadaa waa inaad u martid barlamaan iyo balaayo. waakan warkaan sheegay dufle(for those who dont know hom he is udeejeen/mudulood senator) deegaankaa iska leh 7 xubnood after saxiixa saad rabtaad ka yeeli kartaa. aniga waaba kuu sheegay ama iska heeso muqdisho without matalaad in the upper house ama ogoloow inaad wadada baarlamaanka u martid.
Last edited by
sahal80 on Fri Jun 05, 2020 11:58 am, edited 1 time in total.