Hiraab?
Yamamoto iyo Swan oo dhinac ah iyo Farmaajo ayeey aad uga dhex tafantahay, labada hore waxaa ka go'an in ay shir ku qabtaan Gaalkacyo oo ay imanayaan madaxda maamul goboleedyada oo uu ku jiro Axmed Madoobe.
Farmaajo iyo Khayre is gaad gaad ayaa ka dhax socdo. Khayre waxuu si hoose u taageeray Cabdi Xaashi si korana wadahadalka iyo doirashada dadban
hadaba Farmaajo oo ka fal celinaya isku isku soo dhaaawnshaha
kheyre, FMSka iyo aqalka sare ayaa taleefan ku waalayay maalmahaan Xassan Sheekh Maxamuud, marki hore wuu diidanaa inuu la hadlo oo taleefanka ka qabto laakin qaar ka mid ah la taliyaasha Xassan ayaa ku dhaheen ninka la hadal oo waxuu haayo ka dhageeyso weey isla hadleen waxuuna ku dhahay aan isku imaano oo wadahadalno. Xassan Sheekh waxuu ku dhahay Farmaajo hadii wadahadal daacad kaa yahay marka hore shir jaraaid qabo ka dibna sheeg in doorashada waqtigeeda ku dhacayso ayna ka heshinayaan saamileeyda siyaasadeed, markaas waa balan in aan kuu imaado oo wada hadalno.
sidoo kale fahad Yaasin waxaa uu heshiis ka dalbaday ccshakur wali lama wada hadlin. Waxuu garawshiyo ka siiyay weerarki gurigiisa iyo askarti uu ka laayay.
Fahad Yaasiin waxuu hada u baxay Itoobiya si uu taageero uga keeno Abiy Ahmed.




