waxay dhihi jireen "hiiraan waxaa dega 13 qabiil" markaaseey london ku kulmi jireen oo bayaan soo saari jireen. hadeey run tahay markii la yiri dadkaa codeyn maxay hiiraan uga carareen sida jiidle gugundhabe iyo baajimaal dir oo itoobiya dega waxaa ugu sokeeya reerow xassan oo tuulada ugu danbaysa xadka dega oo la dho abaalay. labadii usbuuc oo la soo dhaafay wafuud itoobiyo iyo hiiraan ukala socdey ayaa tuuladaas isku heestay meesha laga maamulayo ma somalia mise itoobiya waayo reerow hassan itoobiyeey degaan marka waxay rabaan inay xaga raacdo si ay ciidamada liyu policeka u isticmaalaan madama ay beeraleydeenii hilfaha u qaadeen dagaalkii ay soo qaadeen.. jiidle iyo baajimaalna waaba mustaxiil iyo qalaafe waxaa kamida shiikhaal loobage oo tuulo kaste macalin quran ka joogi jiray waa ex professional kooda sida tumaasha ay kawaanada magaalo kaste u joogi jireen laakin hada xoogaa tuulo yar ay isku aruursadeen ilkacado la dhoho kurti ilaahaa na dhaafiyay jowhar ay u soo guureen waxaa ku jira kuwo deegaanka ka mid ah sida udeejeen 2 aqalka hoose iyo 1 senator moved to jowhar, 1 makane, iyo 1 hriraan gaaljecel. ku dar 1 jiidle gugundhabe iyo 1 baajimaal. =7
marabo inaad ka hadlo hana i waydiin please kama jawaabi doono meelo awn hirshabelle aheen laakiin waxaa jira state half kuraasta hal gobol loo xawilay ooy soo buuxiyeen qabiilo aan deegaan ku aheen si taageero looga helo xilibaanadooda hada xagaas loo xawilay. deegaanadoodii dhan waxay ka doorteen kursi lamana badali karo hadhoow sida mursal uga digay. bal maxay deegaan u adeegaan tuugadaas? waxaa kuu dheer meel shabaab heestaan oo rubuc kuraasta stateka loo xawilay si xamar loogu doorto. rubicii hareyna caasimadii statekii ay ka imaanayaan ooy ka cabsanayaan xilibaanadan inay ka soo bixi karin laakiin hiiraan maxay uga carareen? ma degaan yaa u codeynaya? tan kale waa meel xor ah lama afduubi karo dadka jooga.
xeerka doorashooyinka ayaa dhihaya in gobolkaste dadka lagu doorto waana taageeray si aan baladweyne u aadno oon qof haawadle ah loo diidi karin laakiin ka waran dad gobolo aysan u dhalan loo rarayo?
maanta kadib ma maqli doontid xilibaan hebel qabiil uu matalaa ee wuxuu matalaa region number ayuuna leeyahay.




