waxaan la yaa banaa markii Fahad ka soo noqdey xalane isbadalada badan oo dhacay laga bilaabo xiligaas sida aqoonsiga JL. inkastoo sourcegeyga sheegeen in fahad aadey xalane kadib markuu farmaajo taleefanka ku dhigay swan in a moment of Anger oo halkaas wada xaajoodka kabiloowdey ah "haduu Farmaajo u yeeri waayo madaxda FMSka including Madobe in ay ka qaybgalayaan shirka Abdi Hashi isugu yeeei doono!"
sidaas ayuu bayaankii madobe lagu ictiraafay ku soo baxay.
waxaa dareemee in wax SAHAList influence ay san ku laheen isbadalada badan ee dhacay sida SL iyo Banaadir. aaway minister jamaal? aaway ex pm cabdi yuusuf? aaway aaway aaway
i skadaa JL oo taliyaal qaraabada Farmaajo ah diidanaayeen in madobe la aqoonsado sida balal Osman iyo Gen abdi osman clearly goaamada waxay ka imaanayaan fahad yasin hadana muudey uu farmaajo faraqa ku xirtey
waare sirtan uyuu kashifay sababta uu markale Farmaajo xariga ugu jaray. hada waa war dhab ah lagana yaabo inaad maalin asaga afkiisa ka maqli doontaan markuu kursiga ka dego. ma cadeeynin waxa ay yihiin balantii uu uga baxay.
wuxuu yiri "Farmaajo ballan ayaan hore u galnay balantina wuu iiga baxay, markaan weeydiiyayna waxuu igu dhahay arrintaas Fahad ayaa diidan ee Fahad kala xaajoo. Anigana waxaan ku dhahay Fahad ma aqaano lamana hadlaayo, taliye nabad sugid ayuu agteeyda ka yahay ee aniga iyo adiga ayaa balan galnay haddii aad balanti ka baxday anna waan ka baxay ee jaaw."
Waare waxuu dhahay Jowhar xataa uma socdo, magaaladeeyda Baladwayne ayaan dhax joogayaa, cid meeshaan iigu imaan kartana ma jirto. Waxuu sheegay in Farmaajo yahay tuug aan la aamini karin oo beenaale ah.
dowr weyn ayuu ka cayaaray ka soo qaybgalida deni iyo madoobe shirka dhuusamareeb.
Farmaajo kuma faraxsaneen shirka Dhuusamareeb. Dhowr mar ayauu soo wacay Qoorqoor oo taleefanak kama qabanin. Kadib ayuu lafta Gareen inta wacay ku xanaaqay. Lafta Gareena waxuu dhahay madaxwayne is daji anaga hadda waxaan la go'aamiyay oo wax kama badali karo, in aan isaragno raggaasna dhib kuma jiro.
Ciidamada Haramcad maanta la soo qaaday horey ayaa la rabay in loo soo qaado waxaa ka shaqeeysy Fiqi maanta weey isaga soo aaday uun wax shuqul ah kuma lahan imaatinka madaxda imaaneeyso. Dani waxaa uu la imaanayaa 12 tikniko ah iyo ciidamo saaran. Axmed Madoobe isagana waxaa loo diraayiyay 150 askari oo xul ah oo Saleebaan u badan in ay si qaas ah u ilaaliyaan +inta uu isaga la imaan doono. Ciidanak Dani ee imaanaayo ayagana dhinac ayeey amaankiisa ka sugaayaan.
madoobe mother is Saleebaan HG innit?
Greater HAG State.

