marka hore go'aanka 13 ka xubnood loogu ogolaaday gobolka Banaadir waxaa laga dhigay qaraar ama resolution marka ma loo tixgalin as a bill oo inta baarlamaanka ansaxiyo ka dib uu madaxwaynaha saxiixaayo waayo waxuu ka hor imaanayaa constitution ka oo qoraayo in Aqalka Sare xubnihisa ka koobanyihiin 54 xubnood bas waxay noqoneeysaa in cosntitution ka la badalo taas oo aan sahlaneyn marka howl badan ayaa ka horeeysa.
Habka wax qaybsiga until now like i said its not official and it's negotiable but principally speaking this is how they agreed when it comes to the 4.5 clans.
Hawiye- 6 senators
Beesha Shanaad 3 senators(2 cadcad and one jareer )
Digil iyo Mirifle 2 senators
Daarood 1 senator
Dir 1 senator.
Sidoo kale Hawiyaha waxay wadaan in D&M la siiyo 1 xubin oo Hawiye saas ku qaato 7 xubnood laakin Raxanwaynta weey qaylinooyaan aad ayeeyna ugu dhafanyihiin labadooda 2 xubnood tankale ogoow banaadir waxay u baahantahay codkooda marka qodbka dastuuriga ah la badalayo ee dhigaya 54 seats as stated in the cinstitution.
Hawiye 6 da xubnood Abgaal 3 ay qaateen, Saddaxda kale waxay ka dhaxeeysaa Murusade, HG Sheekhaal iyo Hawadle
Murusade horta 1 senator waa la hubaa, HG la,aanteedna ma soconayso halka soo harey waxaa qoorta la isku galiyay hawaadle iyo sheekhal laakin hadii gandarshe beesha shanaad laga siiyo hawaadle markaas chance ayuu helayaa haseyaashee dark shiikhaal waxay garab wayn ka heleen fahad yasin oo dadaal ugu jira in dark shiikhaal laga siiyo hawiye madama reerow hassan booska cadcadka iyo jareerta la galin karin . war dadkaan shaatiyaal badan ay soo gashteen waa isla shiikhaal
ugu danbeyn waxaa jira argument ah in sheekhal hal senator qabin halka hawaadle labo ka qabo.
shiikhaal xaq waa u leedahay mudulood xabad iska keena mise waa noo kale dhamaanee?
dhib maleh banaadirtiina iska heesta laakin balan waxaa ah in siyaasada federalka garab danbe naga helaynin. good luck to you!





