Page 1 of 2

Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Thu Jul 09, 2020 4:01 pm
by bashe19
The Somali lagislators did every thing about the next election, so any one understand what the f-king they whispering there in Dusamareb? For me just bla bla bla :-@

:lost:

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sat Jul 11, 2020 7:36 pm
by paperino
Image

bashe, these guys aren't working for maslaxada Soomaalida.

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sat Jul 11, 2020 11:51 pm
by Nubis
:up:

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 3:22 am
by bashe19
Image

bashe, these guys aren't working for maslaxada Soomaalida.
You are right sxb wlhi. If they are working on behave of somalinimo, then they could meet the 5th july in Mogadishu. When they refused the commitment in the capitol city, with the present of all institutions, then shacaku macne u sameyn mayso your meeting isnot right?

:dj:

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 3:25 am
by bashe19
:up:

:rose: :som: :lol:

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 5:24 am
by Nomand
They came to talk about the elections but it seems whats making the big waves is the 13 senator seats for banaadir.

Deni and madoobe want to avoid even talking about it, while the others want that as the main focus.

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 6:18 am
by gobdoon
Wa shir lo baahan yahay oo wanagsan, waxa jira dad ama kooxo yar yar oo raba inay af duuban masiirka somaliya ayna ka leexdan Hab socodki iyo wax yabihi lagu heshiiyay, nidamka federalka somaliyana ay ku celiyan habki kaligi taliska
PM ka iyo Villa Somalia markay ogadeen ajendaha shirka oo aha in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo waxay sameyen Khiyaamo ay kala hor marayan waxa shirka ka so Bixi doono waana la arki in ay daacad ka tahay ama marin habaabin
Iskuso wada duub Farmajo wa lagu khasaaray, waana nin aan talo wadaag ahayn oo ku shaqeeya Khiyaamo iyo qeyru masuuliyaya waana in talada wadanka laga xayuubiyo intuusan God ku ridin
Somaliya waxay u baahan tahay si horay loogu socdo wada tashi iyo wax la isla ogyahay iyo cadaalad cid walba codkooda la ixtiraamo si cadaalad ahna wax lagu qaybsado
Wadanku wa federal nabad iyo horumar ha lagu so dabaalo maamul walbana horu marka iyo horu socodka mamul kiisa ha ka shaqeeyo, mamuladana ha is kaashadan oo is dhexgalka walal nimada umada ha ka shaqeyan, dawlada dhexe iyo iyaguna ha wada shaqeyan oo danta dalka iyo Dadka somaliya ha laga wada shaqeeyo
Peace, prosperity, and development

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 7:05 am
by bashe19
Adeer ismaqal iyo kala dambeyn inay soomali barata loo baahan yahay, Khayre iyo Ustaad Formajo doorashay ku yimaadeen right? Hadey hogamiye goboledyada Xamar iga yeedhan, wa in loo hogaansamaa o layimaada shirkay iclaamiyeed, wadatashiga iyo wax wada qabsiga xalaasha halkaasu ku jiraa. Markaad madaxdada maqli weyso una hogaamsamiweyso, ayaad ku andacooneysaa waa kaligitalis maquunis buu doonayaa, ayagu marka ma dimoqraadi baa mise wadatashi hufan baywadaan. RUNTU waxay tahay wa war lords an habayaraate qaanuunka dowladnimo ee curdunka u tureeyn. ISHA allah waxaa lagaaridona oon fogeyn mar shacabku gacmahooga isaga qaban doonaan, waana dhowdahay.

:dj:

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 9:11 am
by paperino
Wa shir lo baahan yahay oo wanagsan, waxa jira dad ama kooxo yar yar oo raba inay af duuban masiirka somaliya ayna ka leexdan Hab socodki iyo wax yabihi lagu heshiiyay, nidamka federalka somaliyana ay ku celiyan habki kaligi taliska
PM ka iyo Villa Somalia markay ogadeen ajendaha shirka oo aha in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo waxay sameyen Khiyaamo ay kala hor marayan waxa shirka ka so Bixi doono waana la arki in ay daacad ka tahay ama marin habaabin
Iskuso wada duub Farmajo wa lagu khasaaray, waana nin aan talo wadaag ahayn oo ku shaqeeya Khiyaamo iyo qeyru masuuliyaya waana in talada wadanka laga xayuubiyo intuusan God ku ridin
Somaliya waxay u baahan tahay si horay loogu socdo wada tashi iyo wax la isla ogyahay iyo cadaalad cid walba codkooda la ixtiraamo si cadaalad ahna wax lagu qaybsado
Wadanku wa federal nabad iyo horumar ha lagu so dabaalo maamul walbana horu marka iyo horu socodka mamul kiisa ha ka shaqeeyo, mamuladana ha is kaashadan oo is dhexgalka walal nimada umada ha ka shaqeyan, dawlada dhexe iyo iyaguna ha wada shaqeyan oo danta dalka iyo Dadka somaliya ha laga wada shaqeeyo
Peace, prosperity, and development
You're mistaken. What you've isn't federal. Look at Germany, it doesn't have several presidents, parliaments, cabinets, armed forces, etc like Somalia's 'federal.' If I'm mistaken, then give us an example country that has a similar 'federal' like Somalia.

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 10:43 am
by gobdoon
War heedhe salad walba siday ku qabato ba lo tukada marka Federalka xalka waqtiga lagu jiro bu noqday xata kuwi sameeyey ma Rabin lkn daruuri bu noqday, aniga naftayduna fikirka somaliya hal dawlad yeelato yaan raacsanahay
Lkn wa ina xasuusato dalku dagal sokeeye bu so maray oo ila shirki Carte waxa lagu heshiiyey Federal, or ma rabto miya haday saas tahay Dadka kale kala tasho oo hada rabto in wax kale lagu bedelo ka dhadhici bulshada inteeda kale, lkn wax walba wa afduubaya oo waxi lagu heshiiyey garab mari wa nacas nimo iyo axmaq nimo iyo waxan rabo uun ha shaqeeyo
Wadanka ha lagu hogaamiyo walaal nimo iyo wada tashi, hadi kale God mugdi ah ha nagu tuurin

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 12:16 pm
by paperino
^
Waxaad ku fashilantay inaad noosoo bandhigto tusaale la mid ah federaalka kan Soomaaliya. Waxaaad cadeysay in kan Soomaaliya uusan aheyn 'federal.' I rest my case.

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 2:55 pm
by gobdoon
Waxa wa federal waana bilaw, wixi khalad ku jira wa in la saxo, hadi aan federal oo dhan la rabina waxi lagu bedelayo laga doodo oo laysku raaco, lkn anigu waxan rumaysnahay in nidamki taliski siyad Bare oo kale somaliya ku noqonayn xoolaha iyo dhaqalaha wadankana hal magalo la isugu keenin

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 4:47 pm
by paperino
^
Dictatorshipka wuxuu 100% dhaamaa chaoska Soomaaliya maanta ka jira. I wouldn't mind dictatorship under any qabiil/clan.

Image

Above overweight men aren't fit to lead Somalia.

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Sun Jul 12, 2020 9:02 pm
by Django
^
Dictatorshipka wuxuu 100% dhaamaa chaoska Soomaaliya maanta ka jira. I wouldn't mind dictatorship under any qabiil/clan.

Image

Above overweight men aren't fit to lead Somalia.
Benaale oo kadhib batahay.
Let us see if you will support the next non MX president.
Not long ago you were AS supporter.

Re: Have you any ideas what the hell governors talk in Dusamareb?

Posted: Mon Jul 13, 2020 7:22 am
by paperino
Image

Photo-op.