CCshakur isaaq miyaa? waa hawiyaha dantiisa yaqaana. waa ninka ugu daacadsan mucaaradka ooy dhab katahay in meesha laga saaro Farmaajo. waxaan kale hassan sheekh guuleed odowaa waxay weekgii hore ku dagaalsanaayaan pm lka sacad aa leh iyo saleebaan aa leh hada waa booskii kheyre
ugu danbayn siyaasada malaha saaxiibo joogta ah ee waxay leedahay dano joogto ah. hada the mjs including moorgan are receiving CCsh as the hero who works in ousting Farmaajo.
hassan sh aa ccsh ula imaaday odowaa as extension pm wuxuu ku dhahay nacalatulahicalayk meel naga fariiso
odey shirwacna wuxuu qoorqoor ulatagey guuleed
qoorqoor aa bilaabay deal HG PM inuu ka gado deno iyo madobe. kulahaa kumeelgaarnimada waa ka baxee madoowboow ictiraaf buuxaa lagu siin kkkkkkkk
madobe told wtf you talking about man? this Farmaajo is going to come here bc of me do you think i need shit frim him? GTFO!
Deni wuxuu ku dhahay qoorqoor HG damjadiid pm kale la shaqee doorashada adigana next pm aa noqonee once Farmaajo go kkkk
mafiadii isxambaarka u ekaa. horts yaa huba in damjadeed soo noqonayso as president?
deni wuxuu dhahay hadaan saan aqalo faroole aa iburin.
Moorgan wuxuu ka midyahay odaayasha ka soo horjeeda in banaadir xuquuqdeeda hesho ccsh farmaajuu lid ku yahay. Farmaajo odaayaasha banaadir uu isticmaalooyaa. therefore the enemy of enemy is my friend.