markey diyaarad soo dageyso airportka baladweyne hay'ada duulimaadka somalida xataa lama waco waxaa la wacaa qolo UNSOS shaqaalaha ayagaa biila iyo securityga
he landed in the wrong area.
this local site leaked it yesterday.
"Shilkaasi in uu care tuurka sababay waxaa noo xaqiijiyey shaqaalihi Garoonka diyaaradda , qaar ka mid ah ciidamada Jabuuti AMISOM ee garoonka ku sugan iyo Wafdi Shalay Gelinkii danbe garay Magalada Beledweyne intaba,” sida uu Radio Halgan u xaqiijiyay Madamo Radio Halgan Sameeyn ku ledahay Gobolka Hiiraan dabagal dheer Kadib.
Diyaaraddaasi wuxuu nooceedu ahaa Dash 8-400 oo lagu sameeyey dalka Australia, waxay dalka Kenya uga diiwaangashaneed 5Y-VVU. Wuxuu dhaawac fudud gaaray shaqaalihii saarnaa. Sida loo Xaqijiyay Warbaahinta.
“Mid ka mid ah diyaaradaha ay shirkaddu lahayd ayaa ku burburtay gudaha Soomaaliya, waxayna siday raashiin loogu talagalay ciidamada nabad ilaalinta Afrika ee AMISOM ee ku sugan magalada Beledweyne,” ayuu yiri Xuseen.
Sidey wax u dhaceen?
Diyaaradda burburtay markii ay gaartay garoonka diyaaradaha Beledweyne, ciidamada Jabuuti oo garoonkaas gacanta ku haya ayaa amar ku siiyey iney soo degto hase ahaate kuma Soo Degin logu talgalay Saxda aheey Waxa ku soo aday wado Cara tur ah Garab diyaaradda ayaa ku dhufatay kadib dab ayaa ka dhashay.
“Diyaaraddu waxay subixi hore ka soo kacday Jabuuti, markii ay garoonka soo cagadhiganeysay waxaa waddada Qaldan oo cara tuur ah, diyaaradduna waxay ku dhacday Caradii Meesha tilay sidaas ayeyna waddadi uga baxday balse shaqaalihi saarnaa way ka badbaadeen shilkaas”. Kadibne Beentaas oo ah Dameer ayaa ku dhacnay ku yiri Warbaahinta.
“Diyaaradda markay cagadhiganeysay oo 200 oo mitir qayaasti ay dhulka u jirtay, cara tuurka ayaa si kedis ah duurka uga soo baxay oo waddadi ay Carafa ku dagi lahayd ka gudbay.
“Diyaaraddii Cara tuur halkaas ayey ku dhacday shilkaasina sidaas ayuu ku dhacay. Alxmadulillah seddexdii qof oo diyaaraddaas saarnaana wey ka badbaadeen,” ayuu yiri shaqasi halkaas ka dhawaay."
someone tell me how can a donkey can go through this wire wall fence wich surrounds the airport? the airport is located inside a base and there is a wall between them next to the tanker truck. the building you see consists of the reception and offices. from from the airport you can the security tower in the first tweet ad close up the second one that is the base. this is for the fake wadanis, hypocrites and haters who was supporting the Kenyan fake story bc it suits them now





