Anigoo Og in ay xilli danbe tahay.
Anigoo Og in ay Hurdo i heyso.
Anigoo Og in Dhafarku xunyahay.
Anigoo Og in aan beri shaqo leeyahay
Haddana waxaan go'aansaday inaan umadda Dhafarta ee Soomaaliyeed u noqdo tusaale oo aan Xoogaa indinla soo jeedo.
Caawa waa Cawadeydii aniga ayaa hurdadii Nacay, waxaana idinkula soo jeeday awooddii ugu sareysay ee aan awooday.
Just wanted to share.



