"any single attempt by Farmaajo will lack legitimacy"
Posted: Tue Jul 28, 2020 5:03 am
Kheyre waa tagay laakin Jug wayn uu ka tagey
Jugta ugu wayn ee Kheyre uu gaarsiiyay Farmaajo ugana tagay waa shirki iyo isku keenidi maamul goboleedyada Dhuusamareeb iyo heshiiski Dhuusamareeb sida siyaasiyiintu sheegayaan. Farmaajo hadda culeeyska saaran oo beesha caalamku ku cadaadineeyso waa inuu heshiiskaas fuliyo. Heshiiskaasna waxaa uu wiiqayaa qaabak Farmaajo doorashada u waday waxuuna awooddda ka qaadayaa baarlamanka Farmaajo wax u saxiixa. In model doorasho laga wada tashto iyo in doorasho waqtigeeda ku dhacdo. Labadaasba Farmaajo jab wayn ayeey ku tahay. Dabcan wuu isku dayi doonaa in uu kala fur furo maamul goboleedyada shirkaas na uu qal qaliyo khaasatan in HG prime ministerka la siiyo already qoorqoor rag buu keensadey uu ka midyahay ahmed abdisalam oo ceyr ahlusunna ah laakin farmaajo marabo "qof hami siyaasadeed leh" abdisalamna waa ragii meesha ka saarey yeey. bal adugu kaalay hel qof tanag ah iyo qof aan hami siyaaaad laheen oon waligiis isa sharixin. waxaa kaaga daran wuxuu leeyahay "dabeecad gabdho" oo ma cafiyo qofkey hal mar isku dhaceen qaar badan aa jira oo ex friends ah uu hada ku "diidaayo maxaa mar dawladeyda wax uga sheegteen" warkan yaa wax u dhiiban jiray