Postby sahal80 » Sat Aug 01, 2020 1:49 pm
madasha iyo waare hada ka hor ay isku dhaceen sababtana waxay aheed Kheyre oo been u sheegay inuu baladweyne u raacayo oo mashaariic soo dhagax dhigayo sida airportka. markeey maqleen madashaa baxeysa ayuu kheyre ku yiri ku ma raacayo hadaadan kuwaan celin. waxay ka mid tahay waxyaabaha Kheyre aarsadey dagaalkii uu siyaasiyiintii xisbiyada HAG ku hayay asagoo asminsamaa inuusan u bashneen maadama farmaajo meesha ku hayo. maalintii xilkooda dhamaaday waxaa la dhahay adeer is fududee booska banee si aan ugu darsado oon kuwaan u tuuro cadkaas!
Waare was honest in supporting Abdi Hashi and his karbaash of Farmaajo in dhuusamareeb when QoorQoor was having with him close door meetings exposing what kheyre has been telling him and deni and he wants the pm also Hassan sh the liar was in cahoots with them. maxay ka faaideen waa laga diiday murashixiintii ay qoorqoor u dhiibeen the funy thing waxaa ka mid ah fiqi ala 91 baa loo noqon caqli xumada dadkaas nin aad saas u ceysay sidee wax uga rajayni
Kulankaan waa kulan Abgaal iyo Hawadle oo cali mahdi dhexdhexaad ka yahay wich shows it's an extension of their traditional strategic alliance. wax kaste oo damjadeed iyo hassan sh wadin waa gaashanbuur.
waxaa laga hadley 2 wax
1- in mawqifka Hirshabelle iska badalayn mawqifkii dhuusamareb2 oo ah timely elections in la qabto
2-in madasha ka qaybqaadato doorashada hirshabelle si nin madax banaan uu meesha uga soo baxo waarana kuma jiro. waa rabaa inuu sanad ku darsado hadii tan baarlamaanka federal dib loo dhigo si hirshabelle uga maqnaan doorashada baarlamaanka iyo shirarka socda
pmka waa HG laakin Farmaajaa keensanaya jacdaas ayaa ku dhacdey madasha waa jirtaa in beesha caalama hada u sheegtay inay ninka la soo wado marka hore ku soo wargaliyaan si loo hubiyo inuu xor yahay oo uu fulinkaro dhuusamareeb2. kheyre jugtaas uu u geestay aysan ka soo kaban doonin.