Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

N&N owner wants ABGL pm

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby sahal80 » Sun Aug 02, 2020 7:46 pm

Abgaal pm waxaa listga kaga jira Jibril Abdulle waceysle guy. hal nin ayaa u campaign gareeynaya asaga iyo abuukar baale oo Farmaajo u sheegay inuu ugu yaraan ku soo celin labadooda oo uu mid doorta no jawaab wili

Abuukar baale iyo Fahad waa is necebyihiin waagii uu agaasimaha ahaa buu ka shaqayn waayey abuukarna waa nin professional ah oo ogalayn dad miiska hoostiisa amar ka siiya

labo nin oo Farmaajo sxb la ahaa waxaa ayaga iyo Farmaajo kala gooyay fahad waa baale iyo cabdi ceynte labadiiba wuu musaafuriyay midna UK midna UNka. ceynte waa isaga tagay UN
refugee office in UAE uu shaqo ka helay

baale happy ku aha shaqadiisa maadama uu UNka sumcad ku yeeshay waa murashax mucaaradluu ku biiri rabaa xiliga doorashada si uu wasiir u noqdo ugu yaraan

waxaa kuu dheer nimankan reerow hassan Hawadle lama tuso hada weekgaan xuduudaan ka soo xirnay markii mpgeena baarlamaanka federalka geeyay waxaa laga soo amray dawlada federalka itoobiya inay u daayaan maamulka hiiraan tuulada xadka ku taal labo jeer ay weekgaan hiiraan imaadeen wufuuda kililka shanaad. niman sidaas ah oo hada sameeyay waxay ugu yeereen " iskaashiga Xaqsoor Hiiraan" dabcan marhoreey fahad yasiin waraaqo gaarsiiyeen. thanks god hafuu dagaal hirshabelle ah nagu qaadin pm iska daaye.

hada maadama Fahad yaasiin Abgaal rabo source waa diidan yahay inuu sheego ma jibril baa mise mid kale.

the only Abgaal in the list

User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4023
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby paperino » Sun Aug 02, 2020 8:07 pm

sahal, I've met Abuukar Baale (isn't he a friend of the other Abuukar?), and I don't think it's gonna be him. He's miskiin, mild mannered, low-key & detests the limelight.

User avatar
Somaliweeyn007
Posts: 157
Joined: Fri Dec 06, 2019 6:02 pm

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby Somaliweeyn007 » Sun Aug 02, 2020 10:32 pm

Abgaal pm waxaa listga kaga jira Jibril Abdulle waceysle guy. hal nin ayaa u campaign gareeynaya asaga iyo abuukar baale oo Farmaajo u sheegay inuu ugu yaraan ku soo celin labadooda oo uu mid doorta no jawaab wili

Abuukar baale iyo Fahad waa is necebyihiin waagii uu agaasimaha ahaa buu ka shaqayn waayey abuukarna waa nin professional ah oo ogalayn dad miiska hoostiisa amar ka siiya

labo nin oo Farmaajo sxb la ahaa waxaa ayaga iyo Farmaajo kala gooyay fahad waa baale iyo cabdi ceynte labadiiba wuu musaafuriyay midna UK midna UNka. ceynte waa isaga tagay UN
refugee office in UAE uu shaqo ka helay

baale happy ku aha shaqadiisa maadama uu UNka sumcad ku yeeshay waa murashax mucaaradluu ku biiri rabaa xiliga doorashada si uu wasiir u noqdo ugu yaraan

waxaa kuu dheer nimankan reerow hassan Hawadle lama tuso hada weekgaan xuduudaan ka soo xirnay markii mpgeena baarlamaanka federalka geeyay waxaa laga soo amray dawlada federalka itoobiya inay u daayaan maamulka hiiraan tuulada xadka ku taal labo jeer ay weekgaan hiiraan imaadeen wufuuda kililka shanaad. niman sidaas ah oo hada sameeyay waxay ugu yeereen " iskaashiga Xaqsoor Hiiraan" dabcan marhoreey fahad yasiin waraaqo gaarsiiyeen. thanks god hafuu dagaal hirshabelle ah nagu qaadin pm iska daaye.

hada maadama Fahad yaasiin Abgaal rabo source waa diidan yahay inuu sheego ma jibril baa mise mid kale.

the only Abgaal in the list

Sahal, who do you think Fahad will go with in the next election? Last time it was HSM, and then then Farmaajo, what shaati will he wear next do you think?

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27590
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby Murax » Sun Aug 02, 2020 10:48 pm

Ustaadh Sahal,

I think you underestimate Farmaajo’s inda adayg. It wouldn’t shock me if he appointed a Baadicade, or even another Murusade. I honestly don’t think he even cares about the clan. Whoever it is has to be young, energetic and dynamic like Kheyre. Yacni it can’t be a slug, lazy Oday.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby sahal80 » Mon Aug 03, 2020 12:52 am

Abgaal pm waxaa listga kaga jira Jibril Abdulle waceysle guy. hal nin ayaa u campaign gareeynaya asaga iyo abuukar baale oo Farmaajo u sheegay inuu ugu yaraan ku soo celin labadooda oo uu mid doorta no jawaab wili

Abuukar baale iyo Fahad waa is necebyihiin waagii uu agaasimaha ahaa buu ka shaqayn waayey abuukarna waa nin professional ah oo ogalayn dad miiska hoostiisa amar ka siiya

labo nin oo Farmaajo sxb la ahaa waxaa ayaga iyo Farmaajo kala gooyay fahad waa baale iyo cabdi ceynte labadiiba wuu musaafuriyay midna UK midna UNka. ceynte waa isaga tagay UN
refugee office in UAE uu shaqo ka helay

baale happy ku aha shaqadiisa maadama uu UNka sumcad ku yeeshay waa murashax mucaaradluu ku biiri rabaa xiliga doorashada si uu wasiir u noqdo ugu yaraan

waxaa kuu dheer nimankan reerow hassan Hawadle lama tuso hada weekgaan xuduudaan ka soo xirnay markii mpgeena baarlamaanka federalka geeyay waxaa laga soo amray dawlada federalka itoobiya inay u daayaan maamulka hiiraan tuulada xadka ku taal labo jeer ay weekgaan hiiraan imaadeen wufuuda kililka shanaad. niman sidaas ah oo hada sameeyay waxay ugu yeereen " iskaashiga Xaqsoor Hiiraan" dabcan marhoreey fahad yasiin waraaqo gaarsiiyeen. thanks god hafuu dagaal hirshabelle ah nagu qaadin pm iska daaye.

hada maadama Fahad yaasiin Abgaal rabo source waa diidan yahay inuu sheego ma jibril baa mise mid kale.

the only Abgaal in the list

Sahal, who do you think Fahad will go with in the next election? Last time it was HSM, and then then Farmaajo, what shaati will he wear next do you think?
still Farmaajo but he believes in theory of killing two birds with one stone. he fought Hassan sh over the pm because his planb is to support them after 5 years. he come up with Farmaajo before yuulka appointment even that night shots were fired in the air before hassan sh changed his mind. Now Farmaajo rejects Abdinaaser Abdulle backed by an an mp who is a relative Farmaajo of Farmaajo just bc he is abti for him and Fahad bc he is their dark horse candidate in 2024 or if Farmaajo fails. its the same shit fahad offered kheyre to wait his time "as hawiye president"

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby sahal80 » Mon Aug 03, 2020 1:40 am

sahal, I've met Abuukar Baale (isn't he a friend of the other Abuukar?), and I don't think it's gonna be him. He's miskiin, mild mannered, low-key & detests the limelight.
don't be mislead by his reer Jowhar manners and bashaashnimo waa nin galaangal badan with multi-clan connections and relations. between 2013-2014 he and Goodax played big role in creating state for Hiiraan and middoe shabelle and hiraabs have multi-agendas from Shabelle State between the two shabelle and some times banaadir in the list to gobolada dhexe state. baale and goodax were able to keep us away from these hibaab initiatives and only form state with Middle shabelle. goodax waa the interior minister and abuukar permanent secretary of the same ministry we even had Sanbaloolshe in NISA. this was before we clashed with the Hiraabiat hassan Sh things were good for us. now we want to correct Hirshabelle power sharing.
we rehected this gobolada dhexe shit.
https://www.google.co.uk/amp/s/www.caas ... hacay/amp/
wonders why baale and goodax are in the same ministry
http://kismaayonews.com/2013/01/11/afaa ... qabiilbaa/
baale as xoogjayaha joogtada wasaarada gudaha
http://radiomuqdisho.net/archives/dowla ... a-wadajir/
http://hiranstate.com/print.php?type=N&item_id=2069
my stupid odayaal against goodax and baale with their hiiraan state shit

Baale was chief of staff of Nuurcade(baale mother is wacbuudhan same as nuurcade) then for farmaajo in 2010. mawrwo Zaynab macalin likes him and calls him abti but Fahad Yasin hates all ex friends of Farmaajo.
https://www.hiiraan.com/news/2011/jan/w ... -12111.htm

User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4023
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby paperino » Mon Aug 03, 2020 10:24 am

Fahad Yasin hates all ex friends of Farmaajo.
From what I understand, both Fahad & Abuukar follow similar or same manhaj. What's the source of this hatred?

User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7308
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby Smile-LiKe-SuN-RiSE » Mon Aug 03, 2020 11:17 am

Lmao Sahal wu wareery.. always guessing Faramaajo’s next move. Even the Khayre he was sucking up to got fired.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby sahal80 » Mon Aug 03, 2020 11:47 am

Fahad Yasin hates all ex friends of Farmaajo.
From what I understand, both Fahad & Abuukar follow similar or same manhaj. What's the source of this hatred?
ma aqaan waxaa ka wadid "follow same manhaj" maadama aa i weydiisay sababta jawaabteyda waatan intaasna ku xir sheekada.

Farmaajo markuu yimid waxaa la socdey sadex group. nin siyaasi ah ayaa markaas igu yiri "sadexdaan mid baa reerka u hari doona"

1- group diasporada u badan oo u ololeynayay ilaa 2012 oo magaca Tayo la baxay markaas abuukar uu ololaha doorashada u qaabilsanaa sheeko waxay wadeen wadaniyad iyo baqbaq waxaa xisbiga madax ka ahaa dr maryan qasim laakin maadama ay shiid ahaayeen farmaajo wuxuu noqdey kii ugu horeeyay oo daaqada ka baxay 2012 maybe he got 14 votes.

2-Group la wareegay howsha 2016 oo u muhiimsamaa fahad the funder, mp Abdishakur mire aka gaal eri, abdirisaq shoole, thabit and kheyre from behind the scenes

3- group ay murursade horboodayeen oo ku biiray labo habeen doorashada ka hor oo sh shariif ka soo goostey sida Daljir chairman hassan macalin his brother hussein macalin damuumaaye was the first person farmaajo appointed as his security adviser but this guy was fired later bc of his brother sticking with ahmed fiqi and mucaaradka. the other guy was Abdi aynte his political adviser though not publically but you can see him attending with him the london security conference. he joined him after he won it bc they were friends in america since early 2000s and his dad sh yusuf caynte had some role in his appointment as a pm bc he is the leader of Ala sheikh. Hassan macalin is married to the daugher of its hawadle founder Sh mohamed moallim now led by sh yousuf caynte its third leader after sh dhicisow who was murusade that is why it became a murusade dominated movement by inheritance so the sh blessed Farmaajo when Abdi door Famaajo wifes cousin brought him to sh shariif who is a fellow member of Ala sheikh

the third group was ex itihad/salafi /ictisam daarood group led by fahad. Fahad is more mx than reerow hassan sidiisaba waxuu aaminsanyahay siyaasiyiinta Daaroodka. Hawiyaha cuqdad ayuu u haayaa. Fahad hooyadiis waa Leylkase waxaa ku hooyo ah walaalo Mareexaan ah. Isaga xataa Mareexaan ayuu ku soo dhax koray oo Reer Gedo ayuu ahaa. Fahad xaaskisa waa Mareexaan oo xaaska Fahad waxay la dhalatay Cabdirisaaq Taano, safiirka Qadar u fadhiya Soomaaliya. Waa seedigiis run ah.

Doorashadi Jabuuti ka dhacday ee lagu soo dooranaayay Shariif Axmed 2009 wuxuu taageerayay Maslax Maxamed Siyaad Barre. Codadka uu helay Maslax oo uu ku yimid kaalinta labaad waxaa ugu wacnaa Fahad. Haddii aysan ahaan lahayn 275 xildhibaan ee dheeraadka ahaa ee la siiyay kooxdi ARS ee Shariif hogaaminaayay waxaa meesha madaxwayne ka noqon lahaa Maslax M. Siyaad!!!

Fahad laakin marki hore siyaasiyiinta Hawiye sidaas ma ugu baraarugsaneeyn oo maadama qabiil yar uu ku dhashay they have understimated him, threat wayna uma aysan arkeeynin. Laakin hadda si fiican ayaa loogu baraarugay, waa la isla wada arkay waxayna u egtahay hadda ka dib in laga digtoonaan doono.

markii Farmaajo guuleyste wuxuu isla magacaabay hal mar sadexdaas group; murusade group, tayo Abukar baale as agaasimaha madaxtooyada, ictisaam shoole as his deputy. ninkaan shoole ileen meesha fahad uu u joogay wuxuu bilaabay inuu wuxuu rabo iska magacaabo wuxuu rabana shaqada ka buriyo ayadoo waraaqaha ku sixiixanyihiin "kusimaha agaasimaha madaxtooyada!"

waxaa isku dhacay baale iyo fahad sidii bay isku naceb yihiin.

markii danbe waxaa la wareegay fahad. markay qoladii ictisaam meesha qabsatey fahad wuxuu bilaabay inuu shoole u musaafuriyo sudan oo meesha qabiilo waawayn keeno sida HG tusaale aamino siciid iyo fuursade.

shoole hadana waa laga qaadey sudan qabiilka laa la siiyay jagadii laakin waxaa la sheegaa inuu sirta siin jiray mucaaradka maadama villa somalua laga fogeeyey hadana waa ku biiray waa afhayeenka madasha. ok iga bas waaye.
hussein malin and abdi aynte with the deputy pm in london

their clashes back then
http://radiocadaado.com/2017/05/13/lool ... geenkiisa/
https://www.google.co.uk/amp/s/www.caas ... malia/amp/

shole now mucaarad he is leelkase fahads abti

User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4023
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: N&N owner wants ABGL pm

Postby paperino » Mon Aug 03, 2020 12:51 pm

ma aqaan waxaa ka wadid "follow same manhaj" maadama aa i weydiisay sababta jawaabteyda waatan intaasna ku xir sheekada.
If there was hatred for Abuukar, he wouldn't have been considered for the position. Fahad doesn't hate Abuukar. Dunno why you insist on your claim.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: mahor and 31 guests