atleast Xaaf was weak but they uinted HG behind QoorQoor
diplomaasiyiinta UAE ee Nairobi ayaa wada olole xoogan waxaa ku xiga Waare iyo kheyre oo Nairobi u socda. waare wuxuu soo saaraa admin mucaarad ah intaas aa laga rabaa waana qoono and his right habd Ali Osoble who has strong business ties with the UAE laakin hada waxaa socota bililiqada mooge
dhanka kale waxaa kala boodey Mooge/Qatari agent Fahad iyo QoorQoor oo hada HG pmkii aka Nuurcade waa ka cabsadeen
saan horey idiinku sheegay qorshaha qoorqoor wuxuu ahaa inuu saaxada dhan la wareego markii pm HG la magacaabo laakiin kulamadii Nairobi aa qarxiyeen
ma xuma FMS card uu heestaa intee aadee 90% ayagaa wadanka ka taliya.
Mooge dad kaluu la kulmayay in the last 24 hours laakin ma sheegaayo.
Deni; Warka iga dabagee sxb!
QoorQoor used Guuleed as a cover up for his UAE meetings in Nairobi he was staying with Guuleed meantime for a half day!






