kkkk waxaan kuu sheegi karaa waare inuusan Baladweyne u socon jihad wayn ay asaga iyo ugaaska iyo siyaasiyiinta xamar ka wadaan mawqif beesha u dhantahay kadib Shir hawiye aan fureynaa. mida kale Rooble ma ogola in Hawiye la xanibo waa balanqaadka ugu wayn uu ku dhawaaqay ninkaan lagama waadi kato lix bil ka hor Farmaajaa hortiisa baxaya