Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Galmudug oo heshiis lagu dhisayo dekedda Hobyo la saxiixatay shirkado caalami ah

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1841
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Galmudug oo heshiis lagu dhisayo dekedda Hobyo la saxiixatay shirkado caalami ah

Postby Kees70 » Tue Nov 03, 2020 10:49 am

https://www.caasimada.net/galmudug-oo-h ... aalami-ah/

London (Caasimada Online) – Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta heshiis taariikhiya oo lagu dhisayo dekedda Hobyo la saxiixatay Shirkadda Oriental oo ah Isbahaysi ka kooban Seddex Shirkad oo Turkey, Ingiiriis iyo Soomaali ah.

Heshiiskan ayaa waxaa maanta dhinaca Galmudug u saxiixey Wasiirka dekadaha iyo kalluumeysiga Galmudug, Mudane Cabdi Saabir Nuur, halka Shirkadda Oriental ay metelayeen shirkadaha kala ah Crom LTD, Hobyo Invesment LTD, Indian Ocean Holding LTD.

Waxa madasha lagu saxiixay heshiiskaasi ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Shirkadda Holman Fenwick Willan (HFW) oo ah sharciyaqaano ku takhasusay arrimaha Badda oo fadhigoodu yahay dalka Ingiriiska, oo kala talinaya dhinaca Sharciga maamulka Galmudug.

Shirkadda Oriental oo saldhigeedu yahay Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa waxa ay Wasaaradda dekedaha iyo kalluumeysiga Galmudug la gaartay heshiiskan, kadib markii bilihii ugu dambeeyey kulamo kala duwan ay la qaateen wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradaasi.

Heshiiskan kadib ayaa waxaa la filayaa in dalka ay soo gaaraan dhamaadka bishaan koox sahan ah oo ka socota shirkada Oriental, kuwaasi oo darsi doona qaabka loo bilaabayo dhismaha Dekadda Hobyo, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay heshiiskan.

Wasiir Cabdi Saabir Nuur oo isaguna ka hadlay saxiixa heshiiskan ayaa ugu horeyntii bogaadiyey, isagoona sheegay in wajiga labaad ee heshiiskan uu bilaaban doono Bisha Maarso 2021.

“Waxaa xaqiiqo ah in dhismaha Dekedda Hobyo ku soo kordhin doonto isbedel dhaqan-dhaqaale oo muuqda nolosha Maalaayiinta ku nool Galmudug iyo dowlad-goboleedyada la deriska ah,” ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay wasiir Saabir.

Heshiiska dhismaha Dekedda Hobyo ayaa la rumeysan yahay inuu abuuri doono fursado shaqo, ganacsi oo horseeda isbedel dhaqan-dhaqaale oo muuqda, saameyn toos ah ahna ku yeelan doono nolosha Maalaayiinta ku nool Galmudug iyo dowlad-goboleedyada la deriska ah.]

User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4023
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: Galmudug oo heshiis lagu dhisayo dekedda Hobyo la saxiixatay shirkado caalami ah

Postby paperino » Tue Nov 03, 2020 12:34 pm

https://www.caasimada.net/galmudug-oo-h ... aalami-ah/

London (Caasimada Online) – Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta heshiis taariikhiya oo lagu dhisayo dekedda Hobyo la saxiixatay Shirkadda Oriental oo ah Isbahaysi ka kooban Seddex Shirkad oo Turkey, Ingiiriis iyo Soomaali ah.

Heshiiskan ayaa waxaa maanta dhinaca Galmudug u saxiixey Wasiirka dekadaha iyo kalluumeysiga Galmudug, Mudane Cabdi Saabir Nuur, halka Shirkadda Oriental ay metelayeen shirkadaha kala ah Crom LTD, Hobyo Invesment LTD, Indian Ocean Holding LTD.

Waxa madasha lagu saxiixay heshiiskaasi ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Shirkadda Holman Fenwick Willan (HFW) oo ah sharciyaqaano ku takhasusay arrimaha Badda oo fadhigoodu yahay dalka Ingiriiska, oo kala talinaya dhinaca Sharciga maamulka Galmudug.

Shirkadda Oriental oo saldhigeedu yahay Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa waxa ay Wasaaradda dekedaha iyo kalluumeysiga Galmudug la gaartay heshiiskan, kadib markii bilihii ugu dambeeyey kulamo kala duwan ay la qaateen wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradaasi.

Heshiiskan kadib ayaa waxaa la filayaa in dalka ay soo gaaraan dhamaadka bishaan koox sahan ah oo ka socota shirkada Oriental, kuwaasi oo darsi doona qaabka loo bilaabayo dhismaha Dekadda Hobyo, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay heshiiskan.

Wasiir Cabdi Saabir Nuur oo isaguna ka hadlay saxiixa heshiiskan ayaa ugu horeyntii bogaadiyey, isagoona sheegay in wajiga labaad ee heshiiskan uu bilaaban doono Bisha Maarso 2021.

“Waxaa xaqiiqo ah in dhismaha Dekedda Hobyo ku soo kordhin doonto isbedel dhaqan-dhaqaale oo muuqda nolosha Maalaayiinta ku nool Galmudug iyo dowlad-goboleedyada la deriska ah,” ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay wasiir Saabir.

Heshiiska dhismaha Dekedda Hobyo ayaa la rumeysan yahay inuu abuuri doono fursado shaqo, ganacsi oo horseeda isbedel dhaqan-dhaqaale oo muuqda, saameyn toos ah ahna ku yeelan doono nolosha Maalaayiinta ku nool Galmudug iyo dowlad-goboleedyada la deriska ah.]
Is that an office-based company or a company that has assets (construction equipments, engineers, etc) in Galmudug?

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 32 guests