Masar, Kenya iyo Djibouti oo qorshaynaya arin la mid ah tan ka socota gobolka tigray in laga sameeyo dhamaan Koonfurta Somalia(political disintegration) sida in doorashada Somalia ka hor Ahmed Madoobe Gedo la wareego halka siyaasiyiinta Hawiyaha la wareegayaan Galmudug, Hirshabelle iyo Xamar ayadoo laga faaideysanayo Dagaalka ka qarxay itoobiya kadibna Djibouti accord la sameeyo!
bal dawlada Masar ayaa rabta inay political vocuum ka sameyso dhanka Somalia si Qalalaaso Xuduuda Somalia la leedahay itoobiya qalalaaso looga bilaabo oo culayska Gobolka tigray looga qaado. Dawlada itoobiya ayaa ciidamadeeda kala baxdey dhamaan xuduuda Somalia iyo SL ayadoo soo dhigtay ciidamada liyu policeka
hadii xaalku ka sii daro waxaa dhici karta in ciidamada itoobiya ee Amisom ka baxaan koonfurta Somalia arintaan oo Jab weyn ku ah Farmaajo waliba Gobolka gedo oo laga yaabo in Kenya toos ula wareegto "as amisom" waxaa hada ka baxay ciidamada non Amisomka aheen oo ku sugan sector 3(Baay-Bakool-Gedo)halka hiiraan ay ka joogaan bas boqolaal amisom ah. hadii ay hiiraan ka baxaan dhib weyn ma keenayaan maadama Djibouti joogto Jalalaqsi, Buuloburde iyo Baladweyne. Ethiopia waxay joogtaa bas Halgan iyo Maxaas.
AAW Jabuuti ayuu joogaa waxuuna u sii socdaa Masar. Hassan sheekh iyo Faarax Cabdiqaadcir weey ka soo laabteen Massar oo waxay la soo kulmeen mid sirdoonka Massar u qaabilsan arrimaha dibadda. Waxaa kale oo isna Massar ku sii fool leh Sheekh Shariif oo isna maanta Gaaray Jabuuti. Daahir Geelle oo ku sii jeeda Massar. hassan Sheekh oo ku wajahanyahay Nairobi,Kenya.
today is novermber 8 sadexdaas bilood ee hartey Farmaajo koonfurta gacantiisa kumaba jiri doonto doorashada ka hor. Jabuuti ayaa wada Abaabul "badbaadinta Somalia" oo lagu soo celinayo madaxweyne Abgaal ah kkkkk
Dhinaca kale Gudiyada doorashada waa laga hor yimod xal kale ma jiro oon aheen in nin walbe dhulkiisa la wareego Farmaajo ha badbaadiyo Gedo haduu wax badbaadin karo!




