waa ninkii looga hiiliyay ayadoo inuu Khaain Mooge wax badan dhaamo waa ninkii SNA veteran Qalbi dhagex ugeeyey itoobiya oo sidii maxramkii abiy gacanta ka qabto oo eritrea geeyay hadana Kenya hadana yiri SL igee ugu danbeyn buriyay wasiirkii ugu dhawaa kadib markuu Abiy ku qeyliyay.



