Page 1 of 1

delaying Februarys' election has worked and mooge will not be legitimate president after that

Posted: Thu Nov 26, 2020 1:47 pm
by sahal80
horaan idinku sheegay in Mooge laga adkaadey marka markale iyo Villa wardhiigley iyo FMSka ayaa loogu yeeray inay heshiis wadar ogol ah ka gaaraan gudiyadii doorashooyinka shirkaan wuxuu dhacayaa 5 december waa bishii aqalka sare iyo aqalka hoose la soo xuli lahaa.

waxaa mooge ka khasaarey oct oo aheed bushii gudiyada iyo november beshii ergooyinka hadana december bishii xildhibaanada

hada waxay noqonee in january process wadar ogol ah bilaabato kumana filna waxaan oo cases ah; gudiyadii doorashada, the case of waqooyi and banaadiris, solving Gedo stalemate ayadoo saas ah uu 8 february gali halkaasna mooge waa ku daayay mursal will be the president
:dj: :stylin:







Re: delaying Februarys' election has worked and mooge will not be legitimate president after that

Posted: Thu Nov 26, 2020 1:58 pm
by vinshor
I believe motion is incoming very soon, because this administration cant achieve anything.