To avoid political vacuum, Mursal will likely replace Mooge in february 9 unless the parliament elect new Gudoon and interim president. Mursal himself want to be elected as interim president for a year. the other option is two parallel, illegitimate authorities in Xamar led by Shariif and Mooge but where the former enjoys local support and atleast three FMS backing like Hirshabelle, PL and JL. Galmudug will be under pressure. as SAHAN predicts sharif will likely lead "Golaha kumeelgaarka"
february 9 no one will be loyal to Mooge the army and police officers will not be loyal to him and will not be used by him against their people but to avoid early clashes and political vicuum i believe parliament will intervene by ditching Mooge.
check the link below
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=401768
ma kula tahay in 50 maalin ku dhici karto Doorasho aan lagu heshiin? waa maya xataa hadii lagu heshiiyo ma dhici karto laakin beesha Caalamka ayaa usbuucan sii socda ku qasabtey labadii qodob ee uu diidanaa oo kala ahaa inuu gudiga lagu murunsanyahay meesha ka saaro iyo inuu Gedo ku wareejiyo Ahmed Madoobe marka waa lagayaabaa yaabaa inuu qish cusub la yimaado oo dhoho the ball is in the opposition and JL court laakin waxaa labadaan danbe iyo PL ka goan in bisha u hartey laga dilo kadibna dood cusub la abuuro oo ah madaxweyne maaha saasna doodihii hore ayaa daaqada ka baxaysa hada waxaa la heestaa mooge sharciyad kuma fadhiyo maba joogto gudiyo askar ah iyo Gedo!
sidee marka bishaas( january)marka waqtiga looga dilayaa.
waxaa hada soo noqdey Sh shariif iyo Ahmed Madoobe oo deegaanadooda ka wada ololo caskari si hal mar qaab saf balaaran oo self defence ah Mooge loo wajaho from Gedo to Xamar ayadoo la tusayo beesha caalamka in meel walbe looga diidan yahay waxaa ku jira Hiiraan oo Gen Xuud maamul ka dhisayo bisha january.
bisha January waxay lu dhamaanee shirar iyo inta Gedo madoibe lagi wareejinayo. waxaa jiray qorshe Rooble iyo qoorqoor kula kulmi lahaayeen deni GLK kadibna kismaayo isu raaci lahaayeen sadexdooda oo madoobe kula kulmaan Kismaayo kadibna shirkii Xamar la iclaamiyo laakiin qorshahii safarka Kismaayo waxaa laga fashiliyay dhanka Mooge waa sidaan rabnay!. Shariif iyo madoobe iyo dhamaan murashixiinta waxay dhamaan u socdaan shir ka dhacaya Nairobi bisha december 25. waa inoo jiijiitanka january oo ku bilaabmi doona shir cusub iyo Xamar!!
Calls JL forces imminent attack on Gedo "Kenyan backed Jabhad"





