45 nights left for Mooge so he made huge tanaazulaat for JL and PL as we revealed before while he thinks he can do what he wants in Jowhar and Dhuusamareeb!!
Waqooyi oon SL matalin aa xataa dhaama ku wan waayo maheestaan hal ruux oo dantooda ka shaqeeyna atleast reer waqooyi cabdi xaashi ay heestaan. Dagaal intaad la soo taagantihiin maa labadaan nin meel saartaan?
The Heritage Institute for Policy Studies aa shir kuleh Garowe 27 bisha lamad ah kii Djibouti marka PL ayaa rabta in kulankii ugu danbeeyay ee mooge iyo FMS lagu qabto Garowe oo munaasabadaas ka socoto. waxaa hada ku kulmay waqooyiga GLK deni iyo qoorqoor meesha shirka lagu qabanayo ka hadlaya. hada simsaar qoorqoor waa pm dadban
According to Dhanaan shirka wuxuu ka dhacayaa Xamar bilowga bisha january waa bishii u danbeysay waxaa harey muranka waqooyiga, Gedo is done maamulka iyo doorashada isku xirna hadii doorashadii Kismaayo loo badalay waxaan rajeynaa in Guudlaawe tolkiis ku biiro, QoorQoorna inqilaab lagu sameyn doono.
Xogteyda waa soo baxday laakiin "Xogtii kenya in Kismaayo laga saarayo" aaway waa meel xildhibaanadooda u socdaan
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0#p4990081




