Moderator: Moderators

Masha'Allahi as always xog ficaan baa ino keentay,majiro qof qabiilkiisa iyo qabiil kale wax ku helaya ee groups. deni PL dhan uu heestaa.
laakin hada xogdheer oon helay waxay sheegii in Deni wali yahay musharax madaxweyne 80% laakin ay kheyre iyo AAW ay ku tartanayaan booska hawiyaha groupkiisa halka shariif iyo madoobe isku group yihiin
Xog cusub oo ku saabsan AAW iyo heritage sababta uu u baaqdey iyo pm rooble oo xiriir la sameeyay AAW.
"PM Rooble waxuu rabaa in uu la kulmo AAW oo uu wadahadal la furo. AAW laakin wuu ka shakisanyahay waxuuna rabaa in marka hore Rooble mowqif kiisa cadeeyo markaas uu imaanayo oo la kulmayo. Haduusan wali mowqifkiisa cadeeyna wuu la kulmayaa laakin sawir kama qaadanayo"
arinta heritage
"AAW wxuu u diiday shikra Heritage ee Garoowe lama siinin maqaam la mid ah kan Xassan iyo Shariif oo ay dajiyeen guryo caadi ah, murashaxiinta kalana waxay dajiyeen hoteelo. AAW waxuu diiday hoteelka, waxay ku dhaheen hadii aan guri ku dajino sidoo kale waxay noqoneeysa in murashaxinta kalana aan guryo wada dajino sida Daahir Geelle, Guuleed, Cabdinaasir etc. budget keena nooma saamixayo intaas. Isagana waxuu dhahay aniga lama mid ahi Guuleed, Daahir Geelle etc lamana maqaam ahi"
![]()

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: barbarossa and 31 guests