100 askari aa Xaafadkaste laga qoray so far waxaana loo sameeyay taliye guud iska daa cidamada banaanka. give me until two weeks ( january 25) Xamar waa lagu kala bixi.Turns out you are right!!Breaking; Murasharixiinta HAG oo Xamar degdeg ugu soo noqonaya kuna dhawaaqaya parallel election
waxaa hada ka jooga AAW. Hassan sheekh, Kheyre, Geele are in Garowe, Sh Sharif in Khartum.
durba waxaa ka boloowdey Xamar hub aruursi iyo ciidamo loo diyaarinayo murashixiinta oo ka imaanaya shabeelooyinka, Abaabul mudaharaadyo hubeysan. WOW! waansaan rabay fuck wadahadal! #habiqleyso! saan february haku gaarto!
Gubadleey
ayagiina waa ka dhex qaraxdey oo simsaar qoorqoor aa page cusub furay oo ah ergaan u ahay murashixiinta hawiye ee iga warsug moogoow
moogaa u yeeray maanta intuusan la kulmin ayaga marka 10 maalin kale ayuu waqtiga uga dilirabaa
ninkaan $6 million uu qaatey marka lacagtuu ka hubsanaa ilaa waqtiga mooge ka dhamaanayo. wuxuu dhahay marabo galmudug suuqaan gali hadeey dawlad kale timaado.