waxaa jira dhowr scenario hadii dhici waayo heshiis before february 8 oo shan maalin ka hartey. beesha caalamka ayaa meesha ka saartey doorasho hal dhinac ah ama goaan hal dhinac ah sida ismiidaaminta mooge baarlamaanka la hortagidoono kadib markuu fashiliyo shirka Dhuusamareeb wuxuu dhihi doonaa baarlamaanoow adinkaa shacabka matala bla bla kadibna Rooble ayaa weydiisan doona mudo kordhin waana goaan qar iska tuura oo ayagoo kurtigood sharciyad heesan macalaa baarlamaanka lamana ogolaan doono process ha dhinac ah oon heshiis lagu aheen
hadaba Dawlada Djibouti ayaa qorsheenaysa inatly casunto dhamaan madaxda FMSka iyo oppositionka iyo iyo the two speakers si Djibouti accord loo sameeyo ama road map heshiis lagu yahay si in baarlamaanka hal sano loogu daro oo uu doorto madaxweyne ku meel gaar ah
theorygaan djibouti mudo dheer aan sheegay maanta waxaan goaansadey inaan qalinka ku duugo waa hadii heshiis la gaari waayo shanta maalin ee soo scota.



