shirka dhuusamareeb iyo weerarada Baladxaawo waa isku xiran yihiin hadii shirka wax uga keeniwaayaan they will resort to attacking the town. qodobka ciidamada ayaa ka mid ah waxyaabaha fashilin kara shirka. Abdirashiid Janan ayaa hada Nairobi kulamo ka wada. Gedo ayaa gabi ahaanba ka bixi doonta gacanta mooge kadib inta xilka uga hartey.
i will get back to you with further updates. shubanbiyood is allowed here not in the other threads.



