inkstoo mooge shariciyadii ka dhacdey oo Mucaaradka iyo PL iyo JL aqoonsaneyn, beesha caalamka ayaa horboodaysa howsha hada socota si doorsho xor ah loo qabto for a peaceful transfer of power. waxay Amreen Mooge in shirka xalane ka dhoco laakin wuxuu yiri ok laalin for face safing gudiga farsamada ha ku kulmaan baydhabo. PL&JL waa diideen inay xubnahooda soo diraan ilaa shirka Xalane la iclaamiyo kadib meeshey rabaan haku kulmaan farsamada laakin hada farsamo maba loo baahno waqtigoodii waa dhamaadey maanta ay aheed waa in shirka toos u furmo farsamo la,aan. hadaba JL&PL howshoodii waa ka soo baxeen laakin waxaa gaabis ka jira dhanka Xamar oo u dhago nugul beesha caalamka(No violence)
hada waxay diyaariyeen ciidamo ilaaliya banaanbaxyo soconaya ilaa wardhiigley la wareegaan ayadoo beesha caalamka si hoose ciidamada iyo policeka ugu sheegtay inaysan wax plitically motivated ah galin amisomna waa dhexdgexaad. waxaan filaa in dhinaca Xamar oo gaabiska ka jiro in arintaan ay sii fududeyso dadajinta doorasho xor ah oon aheen tii booka(what we want is our free doorasho) koleey dawlad ma jirto laakin in ay dhaqso doorasho ku dhacdo ramadaanka ka hor waxaa ku jura Xasuloonida Xamar we cant let power vacuumka inuu sii dheeraado
Shirkii lagu baaqay bari baa ka hartey hadaan ilaa caawa beesha caalamka soo jeedin in lagu dhawaaqo.




