Thats exactly how i got my information, you said 100% facts, Farmaajo like his people waa magan HG, we HG are tired of his cuqdad filled presence, Qeybdiid and Shirwac are already in the process in declaring Rooble as the interim President until elections are held.saan horey u sheegay heshiiska Décalé is HG driven Heshiis aka منا وفينا(dhexdeena)mid waa fiicantahay oo howshii Rooble aa la wareegay waana saadaalinayay ayaan taan inkastoo uusan wali xor aheen oo fulintiisa fashil ku imaan karto laakin HG ayaa Damaanad qaadey in hadii uu fulin waayo casilaad ka keeni doonaan.
laakiin maxaa ka keenay waaye in nabar iyo naxdin heshiis la galaan mucaaradka oo cudor daar bixiyaan? waxaa ka keenay Dani iyo Madoobe xafadahumaallah marka waxaa lakala furfuray musharixiinta iyo PL iyo JL ayagoo qabiil ahaan Rooble lahu xiray halkaas marka mooge dan aa ugu jirta inuu Darbi HG ah iska soo hor mariyo laakin waxay ku tusinee inay xabadihii ka dhamaadeen oo magan yahay
qodobka labaad ninkaan beebayaashii turkida waa laga xareeyay waa cabdi bile vs cabdi bile oon lawada heesto marka hubkii uu ku goodinayay ma heesto taasna waa ka keentay
heshiiskaan hordhaca ah marka 70% waa in favour of the opposition laakin waxaa kuu haray qodobkii JL iyo PL ku dhaganaayeen oo ah in all saamileyda( including mucaaradka) ay shurka xalane ka qayb galaan hadii mucaaradka ogalaadaan inay observer shirka ka noqdaan sida rooble hada wado markaas goal ay mooge u salaxeen asaguuna guul u noqon in leen JL iyo PL xujo ma heestaan marka qodobkaas aa iigu harey.
ok nabadiino i will be away for a while.
Farmaajos dayss are long gone, its HG initaives now.




