Re: Misconceptions about the Majeerteen clan that need to be dispelled
Posted: Thu Feb 25, 2021 4:57 am
Aniga qabiil waa aaminsanahay ka deegaan iyo dhaqan iyo siyaasad goboleed saa darteed waligeey iguma jirin cuqdad qabiil against Daarood as a clan or any daarood subclan onces comes to their Deegaan. im well known for my position from JL since 2013 i was supportive of reconciliation with Madoobe and my beef with Mx crew here goes back to that era that why they say "why you hate mx" when i predicted the heshiis with madoobe
this sort of qabiilnimo is common in the arab countries starting from yemen. Muslim brotherhood of Yemen is about hashid tribe the biggest yemani tribe. founder of Al islaax of Yemen same leader of al hashid tribe. this is the khilaaf between saudi arabia and UAE as sacuudi sees them as qabiil while UAE looks at them as muslim brotherhood
Abdullah ibn Husayn al-Ahmar ex yemens strong man he was the interior minister, ikhwan and hashid leader
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Abdulla ... n_al-Ahmar
mix of hashid tribe/ikhwan/salafi party
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Al-Islah_(Yemen)
so let us come to the point.
MJ waa qabiil siyaasadooda Daaroodnimada cadahay laakin waxaan ka soo horjeedaa kuwa kugu soo galaya wadaniyad bug ah hoosna qabiil ka shaqeynaya
Qarxiskii Dani waxaa ka danbeeyay mark uu Mooge u yeeray wasiirada kablalax oo dhahay waa inaad ergo daarood sameysaan. wuxuu ku qasbay wasiirka MJ oo cumar maxmuud ah inuu islaankiisa ku kiciyo Dani oo uu tago galkacyo. Dani oo dhawraya midnimada guriga PL ayaa qarxiyay xantii Mooge ee hawiye hurdaaye. Dani wuxuu i xasusinaa boqor muuse boqor oo ka horyimid siyaasadii Ogaadeenka loogu deegaameynaayay hiiraan laakin waxaa ogalaadey dhulbahante iyo warsangale oo hada mooge ku taageersan xukun boobka. wallahi Dani waa nin sharaf leh oo dhaqan boqortooyo oo adag leh oo isku kalsoon inay wax ku yihiin dhulkooda .
Qaxootiga OG JL aa ka badan laakiin dhulkaan wuxuu u dajiyay inuu base ka dhigto
OG iyo Hawaadle siyaad barre aa isku diray markii hore waa la soo dhaweeysy waliba kuwii ugu horeeyay waxay ahaayeen reer warfaa oo dhuubo Xawaadle dhashey
ninkaan wuxuu ahaa madixuu UNHCRka Somalia 80skii. wuxuu dhahay markii 1988 kii heshiiskii itoobiyo lala gaarey siyaad barre wuxuu diiday in Ogaadeenkii Hiiraan itoobiya loo celiyo si uu ciidan uga dhigto.
https://books.google.co.uk/books?id=639 ... ty&f=false
Kadib markii SNM soo baxdey ayuu siyaad barre sameeyay wax la dhoho erga daarood. MJ intaan jufo cumar maxamuud ah ka aheen waa la soo celiyay waxaana loo dhisay Dekada boosaaso. kahor qorshaha wuxuu ahaa dekada hobyo maadaama berbera ku filantahay waqooyi iyo bari.
Dani maanta waa diiday another ergo daarood real qabiilist moogana waa qaawiyay 99% hawiye waa soo kaceen oo rooble iyo zoom qoorqoor hada waxay leeyihiin ceebteenii banaankaa la soo dhigay saan kuma sii jiri karno
https://www.doollo.com/mainpage/boggasu ... raaqsi.htm