Page 1 of 1

invitated, arranged by Xalane and announced by Roobles pokesperson says it all!

Posted: Sun Mar 07, 2021 8:31 am
by sahal80
wheres sharciyadii Mooge? our plan worked well. :myman:

Casumaada waxaa diray xalane goobtuna waa xalani wax dawr ah kuma laha Mooge iyo Xukuumada xilgaarsiinta ayagana waa la casumay aminaga shirka waxaa haaya ciidamada Amisom iyo kuwa UN blue helmets

inkastoo wali kulan kale Rooble iyo MM dhiman yahay oo ku xiranyahay qabsoomida shirka Xalane, Dawrka MM in shirka waxaa goaaminaya FMSka ama Xalane naftirkooda but i hope this time Galmudug and Hirshabelle vote for yes MD laakin ugu yaraan inay observers ka noqdaan oo lagala tashto waa la isku raacay

qodobka labaad in amniga la hoosgeeyo policeka lagana fogeeyo ciidamada iyo policeka haramcad

waxaa muhiim ah in la fuliyo shuruudihii meesha mooge looga saari lahaa sida inuu waxba magacaabi karin kana qaadi karin arintaan waxay ka dhigan tahay geeridiisa hada waa bukaan sariirta villada soo dhaafin

Hadalka Dahir geele waxaan ka fahmay laba arin waa mida hore inuu MM ka bariyeelo kala furid ku socota ciidamo beeleedka shabeelooyinka oo la rabo in laga hor keeno ciidamada khaaska ah isku dhafka ah ee Mooge Xamar ku heesto oo waliba beebayaashii laga xareeyay. MM waxay cayaarayaan carrot and stick policy waxna miiska halagu keeno waxna tahdiid. goaanka in ciidamada shabeelooyinka Xamar lagu soo celiyo ayagoo hoostagaya saraakiil gadoodsan shaqadeedaa socota waxaana loo diyaariyay malaayiin $$$

arinta kale oon ka fahmey waa inaan loo baahneen bahdilka Mahad Salaad iyo ciyaalla madasha ku sameeynayaan Rooble.

atleast Wiiftooyinkii Mooge waa soo afjarmeen maxey sheegaan xiliga shirku dhacayo ayagaaba marti ka ah :pac:

Re: invitated, arranged by Xalane and announced by Roobles pokesperson says it all!

Posted: Sun Mar 07, 2021 4:47 pm
by sahal80
unvitated wtf :lol:

Ayaantaan waxaa saaxada soo galey clubhouse oo siyaasiyiinta dagaalkooda u soo raree. waa ka reeysteen kulamadii cabsida keenaayay xataa Dabageed oo xero ka soo bixi la ayaa ku soo biiray kkkk

Shaley waxaan live ku dhageystey Mahad Salaad

caawa waxaan dhageestey Abdirahman Dheere oo Rooble lagu soo darey oo mahad Salaad ku sheegay ninka shirka ka socon waayay siduu fahad SMS ugu soo dirayay

Abdirahman Dheere iyo hevel carab wasiirka waxbashada oo ah dir iyo Mahad salaad iyo iyo qof kale oon xasuusan hada dhanka mucaaradka ayaa gudi farsamo laga dhigay ka dooda qodobada

Abdirahman Dheere wuxuu sii daayey xogag badan oo ku tusinaysa sida Mooge isu dhiibay sida "Gedo waa ka tanaazulnay" waqooyi 50/50 ayaa loo qeybsadey hadana waxay leeyihiin MM halagu soo daro shirka si ay september 17 meesha uga saaraan oo howsha la wareego Golo ay MM ku jiraan oo dawlada meesha ka saareysa waana wax horey uga dhacay yemen iyo libya

Rooble wuxuu balan qaadey inuu dalabkooda shirka geeyo hadey FMS uwada codeeynayaan waa diideen waxay dhsheen adiga nagu dar

wuxuu rooble u ogalaadey in Xukuumada la wareegto amniga iyo doorashada

inay banaanbax qabsadaan xukuumadana amnigeeda sugto

Xogtaan kadib sidaan horey u sheegay the root of all evil are Qoorqoor iyo Guudlaawe. war xataa mooge oo dhacay MM labadaas meel ma saari la, yihiin?

meesha sarta ka quruntay waa nimankan waa inay ka shaqeeyaan.

Dani iyo Madoobe shardi waxay wataan in shirka ka hor Mooge saxiixo inuu xilkiisa ku ekaa february 8 kadibna uusan wax sameyn karin.

Re: invitated, arranged by Xalane and announced by Roobles pokesperson says it all!

Posted: Sun Mar 07, 2021 5:37 pm
by Caytame
Farmaajo needs the Ali Abdullah Saleh treatment.
odaygu caqli kale oon taa ahayn ma fahmayo
:lol:

Re: invitated, arranged by Xalane and announced by Roobles pokesperson says it all!

Posted: Mon Mar 08, 2021 1:14 am
by sahal80
Caytame wrote: Sun Mar 07, 2021 5:37 pm Farmaajo needs the Ali Abdullah Saleh treatment.
odaygu caqli kale oon taa ahayn ma fahmayo
:lol:
:dead:
this is a likelihood scenario. Mooge wuxuu la yimid ama aniga ama shabaab iyo hantidiina. this is what Ali Salah did in Yemen against the Yemeni revolution choose between me or the houths. Yemen was ruled by Triple alliance(Ali Salah, Abdallah Ahmer and Musin Ahmer) the last two from their Islaah switched into the revolution backed by Saudi arabia so its man Gen muhsin can replace Salah. he is now the vice president from the North. former vice president from South under Salah is now the Saudi backed acting president voted by the parliament before houths took over Sanaa and force him to resign but he was able to escape. the houths killed Salah after he made secret deal with Saudi Arabia.

https://en.m.wikipedia.org/wiki/Ali_Mohsen_al-Ahmar

In May 2015, Saleh openly allied with the Houthis (Ansar Allah) during the Yemeni Civil War,[7] in which a protest movement and subsequent insurgency succeeded in capturing Yemen's capital, Sana'a, causing President Abdrabbuh Mansur Hadi to resign and flee the country. In December 2017, he declared his withdrawal from his coalition with the Houthis and instead sided with his former enemies – Saudi Arabia, the United Arab Emirates and President Hadi.[8]

On 4 December 2017 during a battle between Houthi and Saleh supporters in Sana'a, Houthis accused Saleh of "treason" and he was killed by a Houthi sniper.[9] Reports were that Saleh was killed while trying to flee his compound in a car; however, this was denied by his party officials who said he was executed at his house.[

similarly Mooge says me or your hanti and Al shabaab.

Markuu Mooge yimid ciidamadii Xamar oo hiraab u badnaa waliba Abgaal waxaa loo qaadey shabeelooyinka waxaa Xamar lagu reebay kuwa Xasilinta loo bixiyay oo murasadaha oo la wareegay amniga xaafadaha gudaha Xama.r xaafadaha banaanka sida warshadaha, kaaraan, dharkeenleey, jaseera, ceelasha biyaha wali hiraabkii waa joogeen

nasiib daro arintaan Kheyraa loo adeegsadey asagana wuxuu islahaa hiraabkaan iska fogee kuwo badan lacagtii uu ka jaray.

from dhamaadkii 2018 sanad kadib ay Kheyre garbaha ay ka rifeen ka hor inqilaabkii lagu sameeyay. odayaal xiligii kacaanka oo qaar UK ka tageen sida mid Abdi Osman la dhoho iyo kuwa non mj harti ah qorshe waxay dajiyeen in ciidamadii Turkiga Xamar ka qaadi jireen la joojiyo oo beelo cusub la qoro una badan beelahooda iyo jareerta iyo eelayda iyi hawiyaha yar yar turkey ilaa 5000 ay tababartey ilaa 3000 oo Turkey iyo Eritrea lagu soo tababaray waa beelahaan cusub ciidamadaan ayaa xaafadaha gudaha Xamar jooga kuwii murusadahana waa la kala diray!. waxaa ku xigay fahad yaasiin oo nabad sugidii kala diray (4000 oo ciidan oo hawiye ah)

3000 laba habeen aa lagu casheen karaa hadii ciidankii shabeelooyinka la soo celiyo laakin maxaa dhacaya? Al shabaab aa soo noqonee!. Uganda Amisom ayaa shabeelada hoose iyo xamar gacanta ku heesa burundina shabeelada dhexe joogto ayadoo marka waxaan la socota ay reports sir ah mooge ka gudbisay in ilaa hada bas villada difaacayaan laakin hadii dagaalka Xamar ka dhaco ay ku qasbi doonaan inuu ka baxo! dhawaan filo Uganda oo madaxa la soo baxda hadii ciidamadaan faarujiyaan shabeelooyinka. marka cali saalax iyo Mooge aad ay isku shabahaan dhibka waxaa masuulka ah hawiyihii xukunka ku wareejiyay bal fiiri wax dhib ah ooy isku geesteen hantidoodii oo lagu gorgortamayo iyo Shabaab oo lagu soo celiyo.

Kheyre oo markii uguhoreysay ka shifay waxa ay Mooge ku kala tageen oo ah Boob iyo askareenta doorashada

Re: invitated, arranged by Xalane and announced by Roobles pokesperson says it all!

Posted: Mon Mar 08, 2021 2:22 am
by Kees70
sahal80 wrote: Mon Mar 08, 2021 1:14 am

Sahal all Kheyre has done for Murursade has been to waste because everything has been reversed all murursade officers Caga-Jugleyn, dhil iyo xarig xabsi ay la kulmeen starting from their Danab leader who was in 3 months prison just released and guess who replaced him his Sacad Deputy, sahal mooge farmaajo would have long ago been chased out but because of intra-HAG that was started by ex-PM Kheyre isku dir and now he is facing pay-back revenge is whats keeping Mooge in Power.

Re: invitated, arranged by Xalane and announced by Roobles pokesperson says it all!

Posted: Mon Mar 08, 2021 2:47 am
by Murax
Mooge is done :myman:

Re: invitated, arranged by Xalane and announced by Roobles pokesperson says it all!

Posted: Mon Mar 08, 2021 4:50 am
by original dervish
:russ:

Re: invitated, arranged by Xalane and announced by Roobles pokesperson says it all!

Posted: Mon Mar 08, 2021 5:38 am
by sahal80
Kees70 wrote: Mon Mar 08, 2021 2:22 am
sahal80 wrote: Mon Mar 08, 2021 1:14 am
Caytame wrote: Sun Mar 07, 2021 5:37 pm Farmaajo needs the Ali Abdullah Saleh treatment.
odaygu caqli kale oon taa ahayn ma fahmayo
:lol:
:dead:
this is a likelihood scenario. Mooge wuxuu la yimid ama aniga ama shabaab iyo hantidiina. this is what Ali Salah did in Yemen against the Yemeni revolution choose between me or the houths. Yemen was ruled by Triple alliance(Ali Salah, Abdallah Ahmer and Musin Ahmer) the last two from their Islaah switched into the revolution backed by Saudi arabia so its man Gen muhsin can replace Salah. he is now the vice president from the North. former vice president from South under Salah is now the Saudi backed acting president voted by the parliament before houths took over Sanaa and force him to resign but he was able to escape. the houths killed Salah after he made secret deal with Saudi Arabia.

https://en.m.wikipedia.org/wiki/Ali_Mohsen_al-Ahmar

In May 2015, Saleh openly allied with the Houthis (Ansar Allah) during the Yemeni Civil War,[7] in which a protest movement and subsequent insurgency succeeded in capturing Yemen's capital, Sana'a, causing President Abdrabbuh Mansur Hadi to resign and flee the country. In December 2017, he declared his withdrawal from his coalition with the Houthis and instead sided with his former enemies – Saudi Arabia, the United Arab Emirates and President Hadi.[8]

On 4 December 2017 during a battle between Houthi and Saleh supporters in Sana'a, Houthis accused Saleh of "treason" and he was killed by a Houthi sniper.[9] Reports were that Saleh was killed while trying to flee his compound in a car; however, this was denied by his party officials who said he was executed at his house.[

similarly Mooge says me or your hanti and Al shabaab.

Markuu Mooge yimid ciidamadii Xamar oo hiraab u badnaa waliba Abgaal waxaa loo qaadey shabeelooyinka waxaa Xamar lagu reebay kuwa Xasilinta loo bixiyay oo murasadaha oo la wareegay amniga xaafadaha gudaha Xama.r xaafadaha banaanka sida warshadaha, kaaraan, dharkeenleey, jaseera, ceelasha biyaha wali hiraabkii waa joogeen

nasiib daro arintaan Kheyraa loo adeegsadey asagana wuxuu islahaa hiraabkaan iska fogee kuwo badan lacagtii uu ka jaray.

from dhamaadkii 2018 sanad kadib ay Kheyre garbaha ay ka rifeen ka hor inqilaabkii lagu sameeyay. odayaal xiligii kacaanka oo qaar UK ka tageen sida mid Abdi Osman la dhoho iyo kuwa non mj harti ah qorshe waxay dajiyeen in ciidamadii Turkiga Xamar ka qaadi jireen la joojiyo oo beelo cusub la qoro una badan beelahooda iyo jareerta iyo eelayda iyi hawiyaha yar yar turkey ilaa 5000 ay tababartey ilaa 3000 oo Turkey iyo Eritrea lagu soo tababaray waa beelahaan cusub ciidamadaan ayaa xaafadaha gudaha Xamar jooga kuwii murusadahana waa la kala diray!. waxaa ku xigay fahad yaasiin oo nabad sugidii kala diray (4000 oo ciidan oo hawiye ah)

3000 laba habeen aa lagu casheen karaa hadii ciidankii shabeelooyinka la soo celiyo laakin maxaa dhacaya? Al shabaab aa soo noqonee!. Uganda Amisom ayaa shabeelada hoose iyo xamar gacanta ku heesa burundina shabeelada dhexe joogto ayadoo marka waxaan la socota ay reports sir ah mooge ka gudbisay in ilaa hada bas villada difaacayaan laakin hadii dagaalka Xamar ka dhaco ay ku qasbi doonaan inuu ka baxo! dhawaan filo Uganda oo madaxa la soo baxda hadii ciidamadaan faarujiyaan shabeelooyinka. marka cali saalax iyo Mooge aad ay isku shabahaan dhibka waxaa masuulka ah hawiyihii xukunka ku wareejiyay bal fiiri wax dhib ah ooy isku geesteen hantidoodii oo lagu gorgortamayo iyo Shabaab oo lagu soo celiyo.

Kheyre oo markii uguhoreysay ka shifay waxa ay Mooge ku kala tageen oo ah Boob iyo askareenta doorashada
Sahal all Kheyre has done for Murursade has been to waste because everything has been reversed all murursade officers Caga-Jugleyn, dhil iyo xarig xabsi ay la kulmeen starting from their Danab leader who was in 3 months prison just released and guess who replaced him his Sacad Deputy, sahal mooge farmaajo would have long ago been chased out but because of intra-HAG that was started by ex-PM Kheyre isku dir and now he is facing pay-back revenge is whats keeping Mooge in Power.
but they were conspiring against him all the time and were in cahoots with PL and JL. Kheyres big mistake was not communicating with the opposition he could have added them to the list of the shirar but anwys he was behind dhuusamareeb 1 and 2 shirar this is why Mooge couldnt push for his vote rigging and election manipulation back then when he was planing to hold 'One man, one vote elections'

it has fucked up all his plans and 4 months were not enough for him to get away with his gareen elections thanks to PL and JL. wuxuu dhahaa dhibka Kheyre iigeestay hadaan ogahay mar horaan meesha ka saari lahaa. maskaxiyan waa tacbaan waa rumaysan la yahay inuusan "soo noqonayn" that why i say Kheyre finished him partially and dont forget the implications of Nabar& naxdiN spilitting in clan lines he had some hawiye support but now he doesnt. HG plans to endorse their murashixiin election bid so they like they r regrouping and giving more chance to Rooble

today a month has passed since february 8. Mooges think that is an achievement for them but not just for the opposition and JL and PL see him as former/illegitimate president and him getting humilated publically three times when he tried to call for a shir but also for beesha caalamka behind the curtains. some new ambassadors refused to present their letters of credence to him and they see the FM low-ranking so Rooble was suggested instead as he and the cabinet are recognized as caretakers by the FMS and the opposition but Mooge doesnt want this ceeb to come out saying it's against the protocol of the country :lol:

They are also arranging the shir in Xalane they took all the opposision demands to put it in the agenda so they are morally present even they dont partake it

not holding shirka in Villa wardhiigley is another devastating blow to his so called legitimacy
and holding it in Xalane violalates the Sovereignty of Somalia يارب استر

we hope it take place in Decale atleast inside the airport.

qofku markuu gaaro 40 hoos uu u nocdaa نحو الشيخوخة towards duqowga. this month will be his downward trend as he reached his peak expect dramatic developments in the next three weeks!