Kulankii Agendaha looga hadlayay talaadadaa la isku soo noqonayaa hadii mooge and laheloowyaasha meeshooda soo taagnaadaan faragalinta UK iyo US fiirso in Mooge lala simo murashixiinta kale. masuuliyada wixii ka dhasha waxaa qaadanaya mooge.
"ha isceebeyninana walaalkey waa socdaaye"
