Btw UurMidig maaha, waa Awmidig dadbadan baa ka maqan, qabiilka Zay la yiraahdo oo ka tirsan Gurage waa dad Muslimiin ah oo yiraahdo dagaaladi Harar baan ka faracnay
Nimankaas Zay la yiraahdo iyo walaaladood Silta iyo Halaba waxay u duceeyeen shiikh la yiraahdo SHEIKH SADDE
Qabiiladoodana waxaa ka mid ah TALAAHE IYO OOMEDIR
Walle iyo bille Mareexaan afar hadii loo qaybiyo, 1 MOOYEE 3 WAA MAQANTAHAY