Moderator: Moderators


Xaaji muuse is a legendGreat.
waaka cadahay doorashaan rabnaa nabadaa rabnaa wallee in maasha laguugu daadan doorasho dhicimayso adiga maa doorasho kula galaa![]()
Al Xaaji muuse Suudi ciidamadii yaanyuur iyo mukulaal iyo shimbir u bixiyeen waa ku dhici waayeen nimankaan xabada ku koray oon duurka ku horeynay ee waxaan leenahay ha isaga baxo meesha
![]()



It's fake news.This is a disaster for future government projects. Haramcad had millions poured in by Turkey for training and now this? This government should completely resign what a weak and useless one indeed.
Caasimada has reported it:It's fake news.
Unless mucaaradka win, those defectors do not have a future in the armed forces.DF oo mushaarka ka jareysa ciidamadii iyo saraakiishii diiday muddo kororsiga
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay amartay in laga joojiyo mushaarka ay qaataan ciidamadii iyo saraakiishii ka tirsanaa ciidamada Soomaaliya, ee ka midka noqday ciidamada diidan muddo kororsiga, islamarkaana ka qeyb qaatay dagaaladii ka dhacay Muqdisho.
Xogta aan helnay ayaa tilaameysa in amar ka soo baxay Madaxweynaha lagu joojiyay lacagaha ay qaataan ciidanka iyo saraakiisha diidan muddo kororsiga, waxaana sababta lagu sheegay in ay ku biireen mucaaradka. Waxaa sidoo kale la amray in saraakiishan iyo ciidanka laga saaro ciidamada, lana ruqseeyo.
https://www.caasimada.net/xog-df-oo-mus ... kororsiga/


Don't worry wait until you see the press conference.Seems like the usual, typical misinformation
[tweet][/tweet]
DF Soomaaliya oo dib usoo ceshatay Gaadiid dagaal & Askar shalay galab sheegay in ay ka goosteen
Sida ay tilmaamayaan warar laga helayo laamaha Amniga ee Dawladda Faderaalka Soomaaliya, gaar ahaana taliska ciidamada gaarka ah ee Haramcad iyo Booliska ayaa sheegaya in ay dib u soo ceshadeen gaadiid dagaal oo shalay galab Taliye kuxigeenkii ciidanka Haramcad uu ula galay ciidamada Mucaradka ee kusugan magaalada Muqdisho.
Taliska Haramcad ayaa sheegay in aysan Askartii raacday ama Ilaalada u ahayd Taliye kuxigeenka ogeyn qorshaha rasmiga ah ee laga leeyahay arrintan, balse markii ay garowsadeen xaqiiqada ay dib u soo laabteen.
https://puntlandtimes.ca/2021/05/df-soo ... -goosteen/

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 9 guests