Therefore, we currently want Reer Hiiraan to take the capital and more MPs and top security officers wich is in the frame of our gentleman's agreement and Guudlaawe agrees to all this in exchange for the recognition of his administration by the beesha Dhexe of Hiiraan.
heshiiskaan waa ka hor doorashada federalka si baladweyne Maamulka ugu qabto. waxaa ku soo wajahann Baladweyne xubnaha UDP sida Sanbaloolshe iyo Abdirizaaq Omar iyo wasiirka Gudaha oo ka xoroobey Mooge iyo Fahad maadama cabinetka inta badan Rooble bas la shaqeeyaan qolyahaas buu ka mid yahay sida Abdullahi Carab iyo al cadaala
inkastoon rabay in wasiirkii hore waxbarashada ee Goodax ka horeeyay uu mp noqdo wasiirka gudaha ayaa heshiis la galay the most powerful mp of beesha qoono who is a rival of goodax. the man in the middle is Nabadoonka Qoono who picks the ergo so Qoono is secure. wasiirkana booska goodax uu rabaa waxaa kaloo kula tartamaya Xooghayaha banaadir oo taageero hoose heesta. Qoonana waa mucaarad nimanka uu baladweyne u raacayana waa mucaarad nabad iyo nolol my ass
