Moderator: Moderators
Yes, instead of two locations where voting takes place, Mdoobe is pressing to expedite the handover of Garbahareey to him. Mooge went mad after the announcement of the Kismaayo Conference. Rooble called Madobe to tell him that he was coming as part of his visits to the FMS and then The latter told him; "Wait, why don't we organize a conference in Kismayo where you invite ever president ?" He accepted it and told him: " excellent idea!"^ @ sahal, you might be on to something. Madoobe just spoke to the media, alongside James Swan, and he reiterated the need for an expeditated election. I took this as him saying "hand over gedo already" so we can go to election.
Wafdi saraakiil ah oo ka socda taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, isla-markaana ka howl-gala Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaasi is weyn loogu soo dhoweeyey.
Saraakiishan ayaa waxaa Garbahaarey si weyn ugu soo soo dhoweeyey mas’uuliyiinta maamulka degmada, kan gobolka iyo sidoo kale taliyeyaasha ciidamada.
Wafdigan saraakiisha ah ee ka midka ah AMISOM ayaa isugu jira saraakiil ka kala socota dalalka Ugandha, Kenya, Seirra Leone iyo Nigeria, waxayna kormeeri doonaan goobaha loo diyaariyay inay ka dhacdo doorashada, si loo geeyo ciidamo ka tirsan booliska AMISOM.
Sidoo kale waxay kulamo kala duwan la qaadan doonaan maamulka gobolka Gedo iyo qeybaha kala duwan ee bulashada, iyaga oo kala hadli doono amniga doorashooyinka.
Arrintan ayaa qeyb ka aheyd heshiiskii doorashooyinka ee lagu gaaray magaalada Muqdisho, waxaana amniga doorashada ka dhaceysa Gedo sugaya AMISOM.
https://www.caasimada.net/qodob-ka-mid- ... a-fuliyey/
You ever seen little small kids with their parentsnat a Bank? Sometimes the parent might be getting a home loan or some very important business and the parent has to sign a legal contract.Some kids & keyboard generals here are confusing between the reality on the ground and their wishful thinking:
Wafdi saraakiil ah oo ka socda taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, isla-markaana ka howl-gala Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaasi is weyn loogu soo dhoweeyey.
Saraakiishan ayaa waxaa Garbahaarey si weyn ugu soo soo dhoweeyey mas’uuliyiinta maamulka degmada, kan gobolka iyo sidoo kale taliyeyaasha ciidamada.
Wafdigan saraakiisha ah ee ka midka ah AMISOM ayaa isugu jira saraakiil ka kala socota dalalka Ugandha, Kenya, Seirra Leone iyo Nigeria, waxayna kormeeri doonaan goobaha loo diyaariyay inay ka dhacdo doorashada, si loo geeyo ciidamo ka tirsan booliska AMISOM.
Sidoo kale waxay kulamo kala duwan la qaadan doonaan maamulka gobolka Gedo iyo qeybaha kala duwan ee bulashada, iyaga oo kala hadli doono amniga doorashooyinka.
Arrintan ayaa qeyb ka aheyd heshiiskii doorashooyinka ee lagu gaaray magaalada Muqdisho, waxaana amniga doorashada ka dhaceysa Gedo sugaya AMISOM.
https://www.caasimada.net/qodob-ka-mid- ... a-fuliyey/
Bruh I'm not totally sure where ur going ur comparison but would work better if u used rer Khalaf, Abdila or Bi'idyahan from Etopia region leading Pland compared to Madobe leading Jubaland. Not that Madobe is good or badCould you imagine Cusman Maxamud propping up a 'government' mandated and backed by family ties in Puntland while relying on foreign support against Cisse/Cumar Maxamud, Dhulbahante, Warsengali, Leelkase and all the other clans while claiming to be a legitimate form of governance? The thought alone is incomprehensible. Madobe and his reer cabdulle ilk will not survive without Kenyan backing, wallahi the shameless antics of these folk will never cease to astound me.
Shared region but under Daarood leadership since the downfall of Boran and Warra-Daya in 1865 .Jareer are strictly riverine and are less ambitious at the moment , Hawiye in Jubaland are minority groups who used to live under Darod's protection. For instance ;They are still there alongside the hawiye, kismayo and jubbaland is a shared region unlike puntland which is mostly darod only.Horta what happen to the native Bantu Gaaljeceel cad cad Rahnweyn that used to own Kismayio before the Darood invasion ?
As soon as the Ethiopians and kenyans leave and stop supporting their darod client tribe is when the jareerweyn, Hawiye, raxanweyn, cadcad, others will take their rightful place
Magaalooyinka Garbahaareey iyo Beladweyne ayaa sidoo kale ah kuwa xiga. Dad badan ayaa qaba in labadaan magaalo haddii aan si fiican loo maareynin ay ka dhici karaan isku dhacyo ka dhasha doorashada inkastoo madaxda HirShabeelle iyo Jubaland ay wadaan olale doorashada loogu soo koobayo min hal magaalo.
https://www.caasimada.net/magaaladee-ay ... anka-2021/
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 34 guests