ok Mascuud waxaa lagu qancinayaa ayaanle ceyr maadama xubinta gudiga Habar Aji tahay. ka sokoow urur ahaan iyo AAW waxaa u dheeraa saan horey u sheegay ceyr dhexdooda oo isku heesta. Mascuud sifiican aan ula socdey waa taliyihii ahlisunna "oo la qarameeyay" intuu Kheyre joogay dhuusamareeb markii Haramcad weerareen xarunta macalun maxmuud iyo sheekh shaakir ayuu asaga ka soo saarey oo meel dajiyay kadibna dibada ayaa loo qaadey iyo Turkeyga. wuxuu ka diiday fiqi inuu "hubka Ceyr" wareejiyo asaga iyo mahad Salaad waa isku fiican yihiin maadama uu kan danbe ahlusunna la saftey xiligii dagaalka marka asaga iyo ninka la tartamaya cabdicasiis ashkir oo ah teamka Rooble waa i sinaan doonaan kurti waa ayaanle ceyr bah ina xassan kadib ay ukala baxaan reer liibaan iyo reer fulaan iyo kuwa lababaar qoraxeey itoobiya reer ciyow oo Cali yare ka soo jeedo laakiin kaas CBBga mooge chance ma heesta kan teamka rooble ayaa isbaaro u dhigtay. teamka rooble waa front organization murashax uu ku dhisi doono kamid ah MMka war la hubo
Ex Gaandhari qoorqoor oo duqeyn xun u geystay mooge waanku diganayaa caawa