Macalimow rejoining JL under madoobe for another decade kkk
Posted: Sun Jul 25, 2021 2:43 pm
EXPECTED! all the Mogadishu money spent on Gedo did not work the reason is very simple i explained here. you clueless and faanfaan kids stop dreaming about leading JL when you cant unite in Gedo! ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بانفسهم
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=401558
but Mooge is alweys mooge! he ignored the reality on the ground that the pro JL and madoobe clans wich macaliimow and maxamuud sayid hail from should be put first and show leadership instead he appointed a shadow governor from galgaduud for Gedo. macalimoow calling madoobe inuu isaga islaamka dhabta ah yahay reminded me this sheikh. nin carab ah ayaa ka xumaadey wiilkiisa oo gabar gaalo cadaan ah aroosay ilaa ay gabadhii soo gaartey dalkii aabihiism. gabadhii ayaa odogii massage u sameesay oo daliigtey markaas uu wiilkii ku dhahay hooyadaa baa gaalo ah امك هى الكافرة
dhibaatada mafiada kulane jiis Gedo ka sameeysay lama tirin karo waxaan haynaa islaantii hotelka laheed ee uu xiray oo xoog hotelkeeda ku isticmaalay. odey reer doolow oo ka sheekeynaya baabuurta uu ka xoogey oo uu dagaal u isticmaaley. mid kuxigeenka baardheere ah tuur buu yeeshay say u dilayeen, cali juba turkeyga ayaa loo diray oo lagu daaweynayaa, mid baadocade ah xamar ayaa lagu daaweynayaa kadib markii Gedo lagu garaacey. ka waran gudoomiyihii dhamaa ee Gedo oo xabsi guri 7 bilood xamar ku ah oo hadana aad u caatoobey kadib markii raashinkii laga jartey waxaas ayaa ka keenay inuu dhaho "madoobe ayaa islaamka ah"

madoobe caadi maaha