https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=404002
The Somali proverb that says do not dig a long well for your opponent because you may fall into it applies to the case of Mooge and the MM
Rooble waxaa moodaa inuuba aniga ii jawaabayo kuye "waxaa la dhahay Rooble iyo Madasha(FMS) ayaa israacay marka waa musharax" meel kale wuxuu dhahay "CID isbaaro" inkastoo taas la wada isticmaalo.
Xataa haduusan musharax aheen waa kuu hubaa inuu qof ku cid ah dhisayo. mooge soo kuu dhihi jiray "mar labaad isma sharaxayo"? sidoo kale hassan ayaa horey u yiri
siyaasiyiinta mabda ma laha
Rooble wuxuu ka shaqeynayaa danaha dawlado qaar ah sida Djibouti, Kenya, Masar, UAE oo ah Doorasho ay ku soo bixi karto cid ka ag dhaw waana sababta uu FMSka doorashada ugu wareejiyay kadib siduu dhahay inuu legacygaas isticmaalo oo 2025 isa sharaxo
malafka waqooyiga in asaga ishoos keeno
shaki weyn ayeey keentay. "ergooyinka codeynaya waxay marayaan oo hubinaya FMS laakin tan waqooyiga waxaa hubinaya aniga" taas meesha waxey ka saartey codadkii waqooyiga inuu mooge boobo.
waxa kaliya oo mooge u soo harey waa Gedo oon aaminsanahay inuusan 16 kursi wada qaadan doonin. waxyaabaha cajiibka ah dabankii uu hirshabelle u dhigay ayaa asaga ku soo noqdey. beesha dhexe Hiiraan ayadoon garab dawlad heesan waa diiday imaatinka Guudlaawe ayadoon heshiis laga gaarin hirshabelle marka hore mucaarad iyo muxaafadna dhaqanka ay u hogaansameen oo talada gobolka ka go,do laakin Gedo oo aad isku iskhilaafsan ayadoo dawlad garab siisay madoobe ayaa yiri hadii guudlaawe baladweyne tagayo "si uu doorashada u soo hubiyo" waa in maxamuud sayid garbahaarey tago si uu doorashada u soo hubiyo iyo ciidamo badbaado gedo oo macalimow abaabulayo si labada ciidan siyaasada looga fogeeyo oo saas JL doorashada ku maamusho mucaaradkana ku soo baxaan. godkii mooge umada u qodey asagaa ku dhacay. war ma Hiiraan baa meeshan ilaa la xaliyo khilaafka buule xataa wuxuu dhahay kuwa hada jooga ee mucaaradka nagu ah waa reer gedo maxaa ku xiga Maxamuud Sayid waa reer Gedo sida dabageed laakin madoobe ma imaan karo
start from 15:00 to the end. Sheekada FEIT waa iska tacsi iyo Rooble oo ka cararaya tuhunka laga qabo





