Moderator: Moderators


Dhaqankii Siyaad Barre waadigan ku eedaynayo Farmaajo e miyaadan arag Roobalaha lasoo baxay dhaqankii MOORYAANTA HAWIYE ku qarbudeen Somalia !
Farmaajo waa ogeed sideey u soo dhaweeyeen laakin wuxuu la yimid dhaqankii afweyne waxayna aheed qalad in loo dhiibo qof uu afweyne soo abaabiyay.
Your post is irrelevant. i talked about THE FACTS. ilaaDhaqankii Siyaad Barre waadigan ku eedaynayo Farmaajo e miyaadan arag Roobalaha lasoo baxay dhaqankii MOORYAANTA HAWIYE ku qarbudeen Somalia !
Farmaajo waa ogeed sideey u soo dhaweeyeen laakin wuxuu la yimid dhaqankii afweyne waxayna aheed qalad in loo dhiibo qof uu afweyne soo abaabiyay.
Mise Sahaloow waxaad raali ku tahay fawdo iyo nidaam la’aan .Jawiga tuugaysiga iyo qabyaalada ku qotama (poltical anarchy and lawlessness) .
Xawaadle iyo Dir baa is cunaya oo waliba xawaadluhu duullan cad bay wadaan.Abgaal waad ku dhagantihiin oo waxaad leedihiin Hirshabeele ha dunto ama Xawaadle uun haka noqdo madaxwayne .Cayr iyo idinka dil iyo afduubasho iyo kala irdhaysnaan baad deris ku tihiin .
Soow la is ma odhan karo Sahal waa mooryaan qurbaawi ah oo aamisan Hawiye inay maslaxo ugu jirto fawdo iyo is garab yaac? Hade la soco oo adigoo Xawaadle ah ayaad rabtaa inaad magac Hawiye ku qabyaaladayso ! Cajiib![]()



Fair enough.I agree with you that Hawiye have transferred power peacefully. Right now we have a bigger common problem in farmajo than anything else. But, Mogadishu is not Garowe. Garowe is a city that built by its people after the civil war, while Mogadishu was built by all Somalis and Hawiye became majority after the civil war.True but if the capital was in Garowe, you would have turned it into a Kingdom. look how do you treated the warsangali speaker in Garowe who is himself harti. atleast Abgaals and hawiye are accepting a Peaceful transfer of power wich Daarood will never do it in their lands they even are refusing in hawiye lands!
Hawiye are too stupid in believing Democracy. how come only hawiye presidents handed over power peacefully to other presidents lika Adan Cade, Sh sharif and Hassan sheekh? Xataa Cabdi Qasim markii laga laga dareeray waa tanaasulay waxay aheed inuu la sugo inta doorasho ka dhaceyson asaga oo ahaa dawladii ugu horeysay ee nidamaka maanta udubada u dhigtey sida 4.5 iyo xildhibaanada beelaha loo qoondeeyay iyo qoondada 30% haweenka xataa airspaceka ay soo celisay
"in 2002, the newly formed Transitional National Government (TNG) briefly re-assumed control of Somalia's airspace with the re-establishment of the Somali Civil Aviation Authority (SOMCAA) by the Ministry of Air and Land Transport.[4]"
Farmaajo waa ogeed sideey u soo dhaweeyeen laakin wuxuu la yimid dhaqankii afweyne waxayna aheed qalad in loo dhiibo qof uu afweyne soo abaabiyay.

Did someone from PL ku fara xumeeyay abaayo? Why are you obsessed with PL?Mr sinister u ain't got nuthin to worry about. Gov. Deni gonna stay where he is n gonna be all powerful in ur there. tha big bad hutu aiin't finna cum to Garowe village
u just need to stay out of big boy politics of Hamar. ur gonna be all right

No Hawiye are not the problem. But a city can’t have the privilege of being the capital of the nation and be considered a clan city.If Hawiye are the problem how come farmaajo is in Villa Somalia 8 months after his term expired?, I don't think Hawiye are the evil some people believe they are.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 23 guests