Hadaba waxaa jira rag Hirshabelle saameyn ku leh dhinaca Kheyriga iyo diinta oo ah Reer Jowhar oon aheen reer Hiiraan both Xawaadle iyo Gaaljecelba oo saas wax ku helay oo liiska ku soo baxaya waana Abdulqadir Xanafi oo ka soo jeeda qoys caan ah aasaasay tuulooyin badan oo koonfurta Jowhar ku taal. waa qoyska iska leh zamzam foundation sidoo kale mid ka mid ah r nin ee Al islaax aasaasay 1979 waliba gurugiisa Sacuudiga. Xanafi hada ka hor wuxuu ahaa mp. waxay degaan Xawaadley oo Sheekh Xawaade ah aasaasey; qalimoow, sarsaare oo 50km Xamar u jirta waxay u dhawdahay basra oo sheekh raxanweyn ah aasaasey oo dalka ciraaq basra wax ku soo bartey. Xawaadle intaas uu Xamar u jiraa. waxaa jira Jufooyin badan oo ahlu diin ah xawaadle ah laakiin aan tarmin
alxawatlah the Sheikh Xawaadley name comes from his son established jameecata mubarak in buuloburde
3- وفي الإقليم الجنوبي الشيخ محمد جوليد وابنه الشيخ حسن بن عبد الواحد محمد جوليد بالحواتله قرب مقديشو، ومن الشيخ عبد الواحد ابنه الشيخ حسن – وهذه الجماعة اشتهرت باسم الجماعة
http://albashir.freeservers.com/faqayfamily.htm
one of the 4 founders of Al iskaax
http://axmedrashiid.blogspot.com/2011/0 ... t.html?m=1
Canjeex; Abdalle Samatalis Xawaadle kursigaan waxaa ku hungoobay Cali Cosoble oo Cali Madaxweyne ah. barnaamijkiisii wuxuu ka fashilmay siyaaradii guudlaawe ee baladweyne ay dhaqanka diideen waxay dhaheen maadama kursigaan dabada ka wado haloo daayo jufada iska leh guudlaawena wuxuu ku dgahay waa furayaa hadaad bakadweyne u geesud waa adiga iyo baarlamaanka xaarsoor oo cali cosoble message u dirayay
Ganacsade Kobac waa nin Saameyn weyn ku leh Jowhar oo qandaraasyo badan laga siiyo gobolka. sasldexdaas waa soo baxayaan inshalkah




