Jawaabtii Rooble ee caawa wiiftadii mooge xaley soo diray waxay timid kadib kulan uu la qaatey MM oo ka dalbadey inuu jawaab ka bixiyo wuuna fuliyay
Talaabadii ugu danbeysay ee Mooge ku baxayo ayuu soo wadaa Rooble oo ah
Taliye cusub policeka Banaadir
Taliye cusub Gorgor
Taliye cusub Haramcad(Kilaabtii Mooge oo asaga ku soo jeensan doona"
waxaa kaloo suuqa ku jirta isbadal maamulka babaadir wasiirka gudaha sameynayo oo his waiter Cali yare Daadka fahad iyo mooge la raacsiinayo
talaabooyinkaan waxay imaanee ilaa bilowga usbuuca soo socda
Mooge september ma dhaafayo marhadii saas loo galay wuxuu qatar ugu jiraa in la maxkamadeeyo oo xabsi loo taxaabo waxaan filaa inuu ka hor cararo. ku soo dhawaada doorasho aan mooge qayb ka aheen.





