Page 1 of 1

Waaya arag oo qiyaaney Rooble !

Posted: Fri Sep 24, 2021 6:18 pm
by grandpakhalif
Qoor qoor dhageey iyo abduraxman dheere ninkan wey ka farabaxsadeen markay arkeen cabdullahi nuur 30jir 30million iyo HSM oo awoodood kordhay. Thats it, ninkan ama beri wa iscasilaya ama dagaal ku dhawaaqaya Badbaado Qaran wax haku keento! wadahadalkii iyo heshiiskii Rooble ayaa fashiliyeey gaajo awgeed!


Re: Waaya arag oo qiyaaney Rooble !

Posted: Fri Sep 24, 2021 6:20 pm
by grandpakhalif

Re: Waaya arag oo qiyaaney Rooble !

Posted: Fri Sep 24, 2021 6:21 pm
by grandpakhalif